Atiriishada caanka ah Taapsee Pannu ayaa maalmahan heysata hadal heynta Bollywoodka warbixinooyin badan ayaana laga qorayaa mudo hal todobaad gudaheed ah iyada kaligeed.

Waxay ka qeyb gashay bandhig faneedla sanadlaha ah ee IFF halkaaso lagu wareystay xili dad badan ay horjoogtay wariyaashi goobta joogeen mid kamid ah ayaa weydiiyay Taapsee inee halmar ku hadasho luuqada hindiga maadama qudbada ay ku jeedineysay English.

Markaa waxuu ka codsaday dadka ay la hadleyso maadama hindi yihiin inee af hindi ku hadasho waxay ugu jawaabtay,”waan ogahay dad cadaan ah inaan la hadloonin oo wada hindu yihiin balse aniga sifiican uguma fiicni ku hadlida luuqada hinduga ah ee ingiriiskeyga aan ku qudbeeye idhaaf.”

Dadkii ayaa halmar wada qosleen ileen hab kaftan ah ayee hadalkeeda udhigtay wariyaha wali ma aamusin waxuu yiri,”jilayaasha inta badan maxay ingiriis ugu qudbeyaan oo luuqadii hooyo loo xaqiraa.”

IFFI 2019: Taapsee Pannu was asked to speak in Hindi, and her response is breaking the internet

Taapsee waxay tiri,”waxay ku xirantayay dadka aad la hadleyso, dadyahow ma i maqashaan dhamaantiina af hindi ma wada fahmi kartaan hadii aan ku qudbeeyo” halmar ayee maya maya wada dhaheen.

Waxay tiri iyadoo wariyaha la hadleyso,”ma maqashaa jawaabtooda ogow aniga inaan sido kale kasoo jeeda koonfur India Tamil iyo Telugu na aan gaanaayo ku hadlidooda hadana dadka hadeysan fahmeenin waa inaan ku hadlaa luuqada kawada dhaxeyso ee ay wada fahmi karaan midaasna waa English-ka.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here