Dagaalkii Kangana hurisay waa siduu u bilawday ileen iyada isku kicisay Taapsee Pannu oo hadal adag kana daran Kangana markii dagaalka afka ah la joogo labadan atiriishana mudooyinkan dambe dagaalkooda wuu socday.

Kangana oo geerida Sushant iyo isqaraabeysiga ka hadleyso ayaa tusaalooyin usoo qaadatay Taapsee Pannu iyo Swara Bhaskar kuna tilmaamtay atiriishooyin heer labaad ah hadana A-Listers u qalmeen waxaana laga doortay ayee tiri Alia Bhatt iyo Ananya Panday oo iyagu laga qaab jiliin wacan yahay iyo quruxba waa sidee hadalka u dhigtee.

Taapsee oo ah ii bilaaw kaliya ayaa durba usoo jawaabtay jawaabihii hore mid kadaran ayee markaan tiri waxay dhahday iyadoo hadleysa,”waligey ma dhihin waxaan jeclahay Karan Johar mana oran waan necbahaya ee meesha aan ku dhahay Kangana ayaa laga rabaa ilee iyada laheed sidaase.”

“Balse xaqiiqada ayaa ah Kangana qofka jeceshahay iyadu wey necebtahay qofka necebtahayna iyadu wey jeceshahay waa ruux bil-cagsi ah iyada dhan mida kale aniga Karan sifiican isuguma dhowin waligeyna waxaan salaam ahen nama dhexmarin mana dhicin inaan sheeko gaar ah iyo waqti fiicano isla qaadaynayba dusha sare unbaan ka xiriiri jirnay ee Kangana iyadoo ka faaideysaneyso arinkaan ayee weerar ku qaadeysaa dadke la dagaalsaned.”

“Anigu waan diiday inaan noqdo cuqdadley aan ilaawin xurguf hore qof dhexmareen sida Kangana oo kale waxaan kaloo diiday inaan magac iyo shacbiyad ku raadiyo meedka Sushant sida Kangana oo kale waxaan kaloo ugu dambeyn diiday inaan meel oga dhaco sharafka shirkadii naga dhigeen xidigo la aqoonsado xili shalay aan aheen dad caadi ah… ogow Bollywood waa shirkadii atiriiisho la aqoonsado kaa dhigtay ma ahan inaad maanta iyada fadexeeyso niyadana ka disho jiilka dambe ee rajada ka qabaan inee halkaan imaadaan.”

4 COMMENTS

  1. Taapsee naag nool iga dheh xitaa guul boxoffice ka markay noqoto taapsee pannu ayaa hada ka guul badan kangana taapsee pannu waana atirishada ugushaqada badan markay noqoto atirisho kaliged film hogaamiso ah cuqdadlay hadana waali dhimirka kudarsatay waa kangana

  2. taapsee manaa arkaba iyadoo meelaha lagu ha hayo kangana awood ay leedahay ayay ku hadashaye bal taapsee kalmad mucaarida ha tidhaa in lasoo xiri waayo

  3. Taapse iyaadaba boos lo radinoyaye bal maxay lahadashay kangana waxay udoodaysa xuquuqdoda balse iyaga mid garabtaagan maleh waxay lasafadeen dad iyaga ku dulnool sida soman,alia,ananya gabadhaan may taageran

  4. Kangana wxeedu wa is tusnimo xuquuuq na u doodi meyso Ee dadka hormarka gaadhay ayay hormarkooda uga Xuntahay Tabsee paanu naag adag Xaqiiq Bey ka hadashay awood box office xita way leedahy sidokle wa naag Hadal adag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here