Waxaan halkaan idiin kugu heynaa seddex qodob kala duwan midka kowaad waa taariikh kooban oo aan ka diyaarjinaya jilaaga caanka ah ee Cumar ama Cumuush.

Qodobka labaad waa taariikh iyo macluumaad kooban oo aan ka diyaarinay Defnaa waana labada jilaa ee hogaaminahaan taxanaha Kiralik ASK kuna jilayaan doorarka Omar iyo Defna.

Qodobka seddexaad waa taxanaha Hercai xalqadiisa 23-aad goos gooska laga soo bandhigay sharaxaad kusaabsan fadlan linkg hoose ama muuqaalka hoose kudhufo oo kaga bogo macluumaadkaas oodhan.

Kanaalka waa kanaalkiina Filimside Media Subscribe inoo saara si warar walba aad marwalba oga hesho halkaas mahadsanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here