Kulanti wacan asaxaabta Web-ka Filimside kuxiran meel walbo dunida ka joogtaan maalin wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijyadii nolosha jilayaasha iyo wararka filimada kaga hadleynay.

4 qodob ayaa miiska inoo saaran taariikhda Miiraan iyo Reyyan, xaqiiqooyinka Filimada Kal Ho Na Ho iyo Ishq oo sanad guuradooda xiliga la daawaday u dabaal dagayaan iyo waliba dhacdooyinka xalqada 23-aad goos gooska labaad laga soo bandhigay.

Qodobaad oo faah faahsan kaga bogo kanaalkeena Filimside Media oo rukumo ama Subscribe saar si macluumaad xiiso leh oga heshid ama muuqaalka hoose ee Video-ga kudhufo si toos ah ayuu kanaalla kuu geyna iyo barnaamijyada kor idiin kugu sheegnay.

Fadlan kamid noqo asaxaab kanaalka Youtube-ka ee Filimside sidaa oga mid noqotay web-ka Filimside ookale. Mahadsanidiin….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here