Home » Arimaha Bulshada » Taariikhda Xidiga Iyo Actor Ka Caan Ka Ah Ee The Rock

Taariikhda Xidiga Iyo Actor Ka Caan Ka Ah Ee The Rock


Magaciisa Oo Dhamaystiran Waa Dwayne Douglas Johnson Waxa Uu Dhashay  May 2, 1972  Magaca Ringaha Lagu Waco Waa The Rock, Isaga Waa American actor, producer Iyo Xidig Ciyaara Musaaracada

Waxa Uu Adeer U Yahay Roman Reings Iyo Labada Walaalo The Usos Iyo Gabadha Lagu Magacaabo Nia Jax. 

The Rock Waxa U Ka Mid Ahaa College Ka University of Miami Qaybta Kubbada Cagta

Sidoo Kale Waxaa Uu Ku Guuleystay Biladda National Championships Kooxda Miami Hurricanes Sanadkii 1991. Waxa Uu Ka Tirsana Kooxda  Calgary Stampeders Oo Ciyaarta CFL Kaliya Labo Bilood 1995 season, Ka Dib Waxa Uu Bilaabay Tababar Xitfadiisa Musaarcada Sidii Ay Hore u Sameeyeen Oo Xirfadooda Ay Ahyd Musaaracada Awoowihiisa  Peter Maivia Iyo Aabihiisa ,Rocky Johnson Waxa Uu Qaatay Dhalashada Canadian citizens Sanadkii 2009.

Bilowga Noloshiisa

The Rock Waxa Uu Ku Dhashay California, Aabihiisa Waxa La Dhihi Jiray  Ata Johnson Oo Loo Yaqaano Sida Dadla Samoan La Dhaho (néeMaivia) Iyo Isaga Waa Xirfadle Ciyaara Musaaracada Hoyadiisa Waxa Lagu Magacaaba Wayde Douglas Bowles)

Awoowihiisa Hooyadiisa Dhalay Oo Lagu Magacaabi Jiray Peter Maivia Waxa Uu Ahaa Qof Madax Ah Sidoo Kale Aayeeyadiisa Dhashay Hooyadiisa Waxay Ahayd Qof Ciyaarta Musaaracada Oo Lagu Magacaabo Lia Maivia, Waxay Ka Mid Ahayd Dumar Ka Leh Xirfadda Musaaracada Kuwaaso Kasoo Qalin Jabiyay College Ku Lagu Barto Musaaracada Oo Ku Yaalay Waddanka Tahiti . Ka Dib Markuu Dhintay Ninkeeda aayay Isdhaaftay Musaaracada Iyadoo Ay Ciyaaraysay Inta U Dhaxeesay 1982 Ilaa 1988.

The Rock Aabihiisa Waa Black Canadian Sidoo Kale Waxa Uu Leeyahay Issirka Oo Farac Yar Kasoo Galay Wadanka Scottish Ka Oo Loo Yaqaano  Nova Scotian. Hooyadiisa Waxay Ka Tirsan Tahay Qoyska  Samoan. Aabihiisa Isagana Waxa U Ahaan Jiray Ama U Soo Qaaday Suunka  black tag team  IyoWorld Tag Team Championship Bandhiga theWorld Wrestling Federation Oo Loo Gaabiyo  (WWF). Hooyadiisaa Waxay Qaraabo Ahaayeen Anoa’i Qoyskiisa Oo Xirfad U Lahaa Musaaracadafamily. Sidoo Kale Gabadha U Adeerka U Yahay Oo Hadda Ka Tirsa Wwe Oo Lagu Magacaabo Nia Jax.

Noloshiisa Musaaracada

The Rock Qoyskiisa Si Weyn Ayay Farac Ugu Leeyihiin Musaaracada Sida Yokozuna Umaga Iyo Rakishi U Dhalay The Usos. Isaga Waxa Uu Xirfadiisa Musaaracada. Isaga Markii Hore U Kasoo Muuqday Wwe Waxa Uu Watay Magaca Aabihiisa Laakiin Markii Dambe Waxa Uu La Baxay Magaca Hadda Uu Caanka Ku Yahay Ee

The Rock Ka soo Muuqashadiisa Ugu Horeesay Musaaracada Waxa Uu Sameeyay 4 November 1996 Bandhiga Raw. Ciyaaristiisa Ugu Horeesay Waxa Uu Ciyaaray Bandhiga Survivors Series Ciyaar Ahyd eight-man elimination tag match.

3 February 1997 Waxa Uu Ku Guuleystay Suunkiisa Ugu Horeesay Oo Ahaa Intercontinental Championship Isagoo Ka Qaaday Hunter Isagoo Markas Iyo WixiinKa Dambeeyay Hogaamiyay Wwf Isagoo Ahaa Wajiga Bandhigas Iyo Bandhiga Monday night War


Isagoo La Xifaal Tami Jirey Xidigaha Kala Ah Triple H  Undertaker Iyo Stone Cold Steve Austin Iyo Familka Mcmahons Isagoo Ku Guuleystay Dhawr Jeer Suuman 3 Jeer Wwf Championship intercontinental champions Iyo Labo Mar Uu qaaday World Tag Team Champions Iyo Isagoo Ku Guuleystay Royal Rumble 2000 Isagoo Noqday Qofka Noqda Hall of fame.

Aan Eegno Soo Laabashadii The Rock Iyo Xifaaltanka Soo Dhex-Maray Isaga Iyo John Cena . The Rock Ayaa Ku Soo Laabtay Wwe February 14 Sanadkii 2011 Oo Markas Uu Aha Marti-Geliyaha Bandhiga Weyn Ee Wrestlemania Isagoo Markas Wwe Ka Maqnaa 7 Sano

Soo Labashadiisa Ka Dib Mar Uu Hadlayay waxa Uu  Aflagaadeeyay John Cena . Ka Hor Bandhiga Wrestlemania Ayaa Waxa Uu La Kulmay John Cena Laakiin John Cena Ayaa Habeenkas Weeraray The Rock Isagoo Ku Sameeyay Action Ka Attitude adjustment

The Rock Igana Waxa Uu John Cena Ka Lumiyay Fursadiisa Suunka Wwe Champions Oo Uu La Ciyaarayay The Miz Ciyaar Ahayd Main Event Oo The Rock Yimid Ringaha Isagoo John Cena Ku Qabtay The Rock Bottom Oo John Cena Uu Guul Daro Kala Kulamay The Miz

Ka Dib Bandhiga Raw John Cena Ayaa U Wacay The Rock Iyagoo Ku Heshiiyay Ciyaar Inay Ciyaaran Oo ahyd Bandhiga Wrestlemania Sanadkii 2012  

Oo Hayd Ciyaartii Ugu Weynayd Taariikhda Wwe Oo Ahyd  Mida Kaliya Ee Fans Ka Wwe Ay Ku Abuurto Inay Arkaan Iyagoo Kulmaya Labada Halyeey Oo Ah Kuwa Ugu Magaca Iyo Qiimaha Weyn Oo Sidoo Kale Ka Mid Ahaa  Shirkadda Aflaam Mareykanka Ee Hollywood Ka Aan Dib U Milicsano Sanadii 2012

Markii Labadan Halyeey Ay Ciyaarayn Bandhiga Wrestlemania 28 Oo Ay Ahyd Ciyaarta Ugu Qiimaha Badan Wwe Oo Ay Daawadeen Dadka Ugu Badan Ee Caalamka Sida Weyn I Xiisenaayeen

John Cena vs Rock


Ciyaar Loogu Magac-Daray Once Life Time Dhacdo Aan Markasta Aan La Arkin  Oo Guul Weyn Uu Qaaday The Rock Oo John Cena U Ahayd Ceybtii Iyo Guul-Daradii Ugu Weynayd Taariikhdiisa Oo Markas Laga Qaatay Dhibcaha

John Cena Xitaa Waxa Uu Ka Mid Aha Shirkada Hollywood Laakiin Waxaa Kaga Magac Weyna The Rock. 

The Ka Dib Waxa Uu Balan-Saday Cm Punk Oo Haysta Suunka Wwe Champions Oo Markas Noqday Qofka Ugu Waqtiga Dheer Ee Haysta Suunkas Bandhiga Royal Rumbel Sanadkii 2013.

Laakin The Rock Ayaa Ka Dhabeeyay Oo Uu Ka Qaaday Suunka . Ka Dib Waxay Kulmayn  John Cena Sanadkii Ku Xigay Wrestlemania 29 Oo Markas The Rock Uu Haysay Suunka Wwe Champions John Cena Aya Kusoo Guuleystay Bandhiga Royal Rumble Oo Ahayd Ciyaar Loo Yaqaanay The Dream Match

John Cena Ayaa Markan Qaaday Guul Uu Si Weyn Ugu Baahna Madaama Uu Ka Carooday Eedayntii Ahayd Waxaa Ka Guuleystay Nin Wwe Ka Maqnaa Ku Dhawaad 10 Sano.The Rock Markan Guul-Daro Ayuu Kala Kulamay John cena Isagoo Lumiyay Suunkiisa Wwe Champions

The Rock Ayaa Markas  Ka Tagay Wwe Isagoo Markas Xooga Saaray Aflaamta Laakiin Waxa Jiray Dhawr Jeer Uu Kasoo Muuqday Bandhigyada Wwe Sida Bandhiga Raw Iyo Wrestlemania Oo Dadka Madadaalin Jiray .

Heerka Actor Iyo Shirkada Hollywood Ka

The Rock Waxa Uu kasoo Muuqaday Bandhig U Qabanayay Taajirka Bill Gates Oo Ay Soo Diyaarisay Shirkada Xbox The Rock Ayaa Loo Aqoonsaday Inuu Kaalinta 20 Kasoo Galay 101 Shaqsi Ugu Madadaalda Badan Caalamka .isagoo Lambar ka 13 Ka Soo Galay Shaqsiyada Loogu Jecel Yahay Tv-Yada.

Sidoo Kale Waxa U Ka Mid Noqday Daraasad Ay Sameysay Vh1 200 Shaqsi Ee Ah The Greatest Pop Icons . Isagoo Markii Ugu Horeesay Ka Soo Muuqaday Musasal Taxano ahaa Oo Hore Aabihiisa U jilay Oo Lagu Magacaabo The 70s Shows

Oo Ka Hadlayay Musaaracada .Sanad Ka Dib Waxa Uu Ka soo Muuqaday Musasalka Star Trek. The Rock Waxa Uu Aflaamta Ku Bilaabay Filimka   Lagu Magacaabo The Mummy Returns Sanadkii 2001

Filimkan Waxa Uu Noqday Filim Guuleysta Isagoo Weji Wanaagsan Hollywoodka Uu Ku Helay Madaama U Hogaaminayay Isagoo Filimkaas Laga Helay Macaash Badan.Waxa Uu Ku Xijiyay  Filimka The Scorpion King Waxa Uu ku Helay Sameyntiisa 5 Milyan

2007 Waxa Uu Gunnies World Record U Dooratay Actor Ka Ugu Mushaarka Badan Dhamaan Actorada. 2 Sano Ayuu Ahaa Actor Aan Dhicin Oo ah kan Ugu Mushaarka Badan Isagoo Qaadanayaya 28 Milyan Heerka Sameynta Filimka.Ka Dib Waxa Uu Jilay Filimka Action Iyo Comedyga Ahaa Ee Lagu Magacaabo RunDown Sanadkii 2003 . Waxa Uu Dib-Usameeyay Filimka Walking Tall Sanadkii 2004  Ka Dib The Rock Waxa Uu Sameeyay Aflaam Weyn Oo Ka Mid Ahaayeen Be Cool 2005 , Doom 2006 ,Gridiron Gang 2006, Miami 2007 Iyo Aflaam Fara Badan Uu Ka Mid Yahay Rampage Iyo Taxnaha Filimka Fast Furious 6 Uu Keenay Actarada Kala Van-Dielsan Iyo Paul Walker Laakiin Waxa Lagu Amaanay Qaybtiisa Uu Ku Jilay Askari Waxa Uu sidoo Kale inteligence Oo La Keenay Ninka Shaacirada Badan Ee Kevin Hart

Iyo Iyo Sanadkan Waxa Uu Keenay Jumanji Uu Mar Kale La  Keenay  kevin Hart Filimla Looga Hadlayay Taariikda Xidiga Ugu Caansana Ee Ciyaara Football Game Plan 2007 Waxa Filimkan La Jishay Gabadhiisa Simone Johnson

Iyo Filima U Jilayay agent 23 Ee Get Smart(2008). Sidoo Kale Waxa Uu Keenay Aflaam Ay Ka Mid Yihiin pain and Gain Iyo Empire state 2013 .2014 The Rock Waxa Uu Sameeyay Filima Hercules Oo Lagu Amaanay Ganacsi Fiican Ka Sameeyay Dhanka Suuqa Caalamka

2017 The Rock Uma Ahayn Sanad Fiican Markuu La Shaqeeyay Atiirashada Ka Timaada Boolywoodka Ee Priyanka Chopra Oo Isla Sameeyeen Filimka Babby Watch Sanadkan Waxa Uu Keenay Aflaamta Kala Ah Jumanji Iyo Rampage oo Guulo-Gaareen. 2013Sanadkaas Uu Qabtay Oo Qarash Gareeye Ka Ahaa Showga TNTreality competition Iyo Musasalka The Heroes The Rock Waxa Uu Ku Guuleystay Abaal Marino Fara Badan Oo Ay Ka Mid Ahayeen Sanadkii 2013 Nickelodeon Kid’s Choice Awards

*.1991:NCAA National Championship– as a member of theMiami Hurricanesmens
Football

*.2001:Teen Choice Awards – Choice Movie Villain

*.2012:CinemaCon Action Star of the Year

*.2013:Kids Choice Awards – Favorite Male Butt Kicker

*.2016:People’s Choice Award – Favorite Premium Cable TV Actor

*.2016:Mr. OlympiaICON Award

*.2016:People MagazineSexiest Man Alive

*.2017:Hollywood Walk of Fameinduction with amotion pictures star

*.2017:People’s Choice Awardfor Favorite Premium Series Actor

*.2017:NAACP Image Award for Entertainer of the Year

*.2018:Kids’ Choice Awards – Favorite Movie and Favorite Movie Actor(Dr. Smolder Bravestone/Spencer,Jumanji: Welcome to theJungle)

Iyo Qaybta Abaal-Marinada Musaaracada

Iyo WCW/World Championship(2 times)
*.WWF/WWE Championship1(8 times)
*.WWF Intercontinental Championship(2 times)
*.WWF Tag Team Championship(5 times)  *.Deadly Games WWF Championship Tournament (1998)
*.Royal Rumble(2000)
*.SixthTriple Crown Champion*.Slammy Award(9 times)
*.Best Actor (2014)
*.Game Changer of the Year (2011)
 *.Guess Who’s Back or: Return of the Year (2011)
*.LOL! Moment of the Year (2012,2013)

The Rock Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa

Waxa uu Hore U Qabay Naagta La Yiraahdo Dany Garcia Oo Kala Tageen Waxay Hadda Jirta 49 Jir Waana Qarash-Gareeye
Oo U Dhashay Gabadh La Yiraahdo Simone

The Rock Waxa U Dhaxada Gabadha La Yiraahdo Lauren Hashianis Iyada Waa American singer-songwriter Oo Muddo Dheer Saaxibo Ahaayen The Rock.

HOLLYWOOD, CA – DECEMBER 11: Lauren Hashian (L) and Dwayne Johnson attend the premiere of Columbia Pictures’ “Jumanji: Welcome To The Jungle” on December 11, 2017 in Hollywood, California. (Photo by Christopher Polk/Getty Images)


waxay Kulmayn Sanadkii 2006 Isagoo Markas Duubayay Filimka Game Plane Markas Uu Guursaday Ka Dib waa Ay Kala Tageen Oo Way Kala Qaateen Furiin Sanadkii 2007 Ka Dib Waxay Dib-U Midoobeen Sanadkii 2013 16 December Sanadka 2015 Waxaa U Dhashatay Gabadhooda Oo Lagu Magacaabo Jesmine Johnson