Home » Arimaha Bulshada » Taariikhda Xidiga Wwe Roman Reings

Taariikhda Xidiga Wwe Roman Reings

Roman Waa Hogaamiyaha Wwe Hadeertan Isagoo Ah Wajiga Wwe Ay Ku Kasbatay Taageero Badan Waxaa Maanta Idin Soo gubinaynaa Taariikhda Wwe-The big-Dog Ama Roman Empire

Magaciisa Dhabta Waa Leati Joseph “Joe” Anoaʻi Waxa Uu Dhashay May 25, 198 Wuxuuna Ku Dhashay Tampa Gobolka Florida
Dhirirkiisu Waa 6 ft 3 in (1.91m Culeyskiisa Waa 265 lb (120 kg
Isaga Waa  Xidig Ciyaara American professional wrestler Iyo Isagoo Ciyaari Jiraya Sports Qaybihiisa Kala Duwa Sida Kubbada Cagta . Isagoo Qayb Ka Ah Anoaʻi family.  Waxaan familkiisa Ka Mid Ah The Rock Oo Adeer U Ah Isaga Iyo Labada Mataano The Usos Oo Ay Yihiin Ilmo Adeero Oo Iyaga Kala Tirsan Wwe.

Isaga Waxa Uu Ka Tirsan Yahay WWE, Gaar Ahaan Bandhiga  Raw . Magaca Ringaha Lagu Waco Roman Reigns.

Bilaabashada Waayihiisa

Inta Uusan Bilaabin Xirfadiisa Musaaracada Waxa Uu Xirfadiisa Ka Bilaabay Kubadda Cagta Isagoo Usoo Ciyaaray Kooxda College Kiisa Ee Georgio Tech, Ka Dib Markas Waxaa Qaadatay Team ka Minnesota Vikings Oo Ciyaarta National League

2007 Waxa Uu Bilaabay Inuu Ciyaaro NFl Isagoo Ka Mid ah Edmonton Eskimos Ee Ciyaarta Horyaalka Canadian Football League Ka Hor Markii 2008 Uu Ku Dhawaaqay Inuu Ciyaarahan Ka Fariistay

Bilaabshadiisii Wwe

Roman Waxa Uu Wayihiisa U Weeciyay Musaaracada Isagoo U Saxiixay professional wrestling Shirkadda WWE Sanadkii 2010, Ka Dib Waxa Uu Qaatay Magaca Roman Reings. Waxa Uu Markii Ugu Horeesay Kasoo Muuqday WWe November 2012 Iyagoo Ay La Socdaan Dean Ambrose Iyo Seth Rollins Oo Loo Yaqaanay The Shield

Iyagoo U Doodayay In Wwe Aysan Ka Jirin Cadaalad “injustice”, Iyagoo Markas La Shaqeenayay Cm Punk, Ciyaartiisa Ugu Horeesay Waxa uu La Ciyaaray  Ryback Iyo WWE Tag Team ChampionsTeam Hell No(Daniel Bryan iyo Kane). Ciyaar Ahayd Six-man tag team Bandhiga Tables, Ladders, and Chairs Oo Loo Soo Gaabiyo TLC: Bishii December 16

Iyagoo Xilligas Ka Badiyay Team Hell No Iyo Ryback Ciyaartooda Ugu Horeesay.The Shield Waxay Wac-Daro Ku Sameeyeen Oo Caalamka Isbareen Ka dib Markii Ay Weerareen  Xidigo Caan Ah Ay Ka Mid Ahaayeen   Ryback Iyo Roman Adeerkiisa Rock ,John Cena , Sheamus ,Chris Jericho  Randy Orton Iyo weliba Halyeeyga Undertaker Iyagoo Guul-Daro Ahaa Mudo Badan . Bishii May 19 Bandhiga

Extreme Rules Roman Reings Iyo Seth rollins  Waxay Qaadeen Suunkooda Ugu Horeesay Iyagoo Ay Ka Qaadeen Team Hell-No Suunka Wwe Tag Team Champions .
Iyagoo Ahaa  team Wadajira Ilaa t June 2014,  Oo Markas ay Bur-burtay Groupka Tbe sheild . Ka Dib Roman Waxa Uu Bilaabay Riyo Ku Keli Ah Kaligiisa Isagoo Galay Tartan Uu Kaligiisa. Reigns Waxa Uu noqday 3-Mar WWE World Heavyweight Champion, Hal-Mar United States Champion, Hal-Mar Intercontinental Champion, Hal-Mar WWE Tag Team Champion(Isaga Iyo Seth Rollins), Sanadkii 2015 Waxa Uu Bilaabatay

Riyadiisa Isagoo Ku Guuleystay  Royal Rumble Iyo Sanadkii 2015 Waxa Uu Noqday Superstar of the Year. Sidoo Kale Waxa Uu Haysta WWE record Oo Ah Qof Ugu Badan Ee Bixiya Ama  eliminate Ka Gareeya Bandhiga Survivor Series Isagoo Bixiyay Afar Xidig Sanadkii 2013 . Intas Kuma Ekan  Record Kiisa Isagoo Ah Qofka Ringaha Ka Saaray Xidigaha Ugu Badan Bandhiga Royal Rumble Isagoo Saaray Tiro Dhan 12 Xidig Sanadkii 2014 . Isagoo Sanadkii 2015 Uu Ku Guulaystay Royal Rumble Isagoo Aaday Bandhiga Uu Ku Riyoon Jiray Ee Wrestlemania Isagoo Kulan Weyn La Ciyaaray Brock Lesnar

Isagoo Riyadiisa Ahayd Inuu Noqdo Wwe Champions Laakiin Waxa Ka Bur-Buriyay Saaxibkiisa Hore Ee seth Rollins.Roman Waa Qof Adkaysi badan Isagoo Soo Maray Xilliyo kala Duwan Laakiin Ugu Dambayn Waxa Uu U Rumooday Riyadiisa Ka Dib Markuu Ku Guulaystay Wwe Chambions Uu Ka Qaaday Saaxibkiisa Dean Ambrose Bandhiga survivors series

Laakiin Farxadiisa Ma Sii waarin Waxaa Money In The Bank Ku Dhigtay Sheamus Oo ka Qaaday Suunka. Bandhiga Raw Ayuu Isna Markan Ka Qaatay Sheamus Suunkiisa Isagoo Noqday Wwe Champions

Laakiin Cadowtooyo uu Ka Abuurtay Maamulka wwe Ayaa ku kaliftay In Markii Ugu Horeesay Suunkiisa La dhigo Royal rumble Oo Ku Qasabtay roman Oo laga Dhigay qof Ka Ugu Horeeya Ee Gala Ringaha Taaso u suurta-Gelin Waysay Inuu Difaacdo Suunkiisa Oo U Ka Qaaday Triple Hhh. Markas Ka dib Roman waxa Muteystay Inuu La Ciyaaro Triple H Isagoo La Ciyaaray Bandhiga Ugu Weyn Wwe Ee Wrestlemania


Roman Aya Qaaday Suunka Wwe Champions Markiisa Sadexaad Oo ah Markii Ugu Dambeesay Uu Qaado Suunkaas , Marxaladihii Kala Duwanaa Roman Ayaa istaagay Goobta ugu Weyn Oo Uu Lasoo istaagay Halyeeyga Wrestlemania Undertaker

Iyagoo Ciyaaray Wrestlemania 33 Roma Ayaa Caalamka Ka Yaabiyay Markuu Ka Badiyay Undertaker Wrestlemania ka dib Markii u Fariisiyay Undertaker

Roman Waxa Uu Noqday  Qof Ku Guuleysta 28 Mar Abaal-Marino Isagu Jira Iyo Isagoo Noqday Qofkii 17 Ee Noqda  Grand Slam Champion Oo ah In La Qaado Dhamaan Suumanka Laga Dhigo Wwe.

Isagoo Sandkii 2014 Noqday Xiddiga Ugu Fiican wwe Isagoo Qaaday Xiddiga sanadka uu ka Qaaday Xidigo-Caan Ah Oo Ay Ka Mid Yihiin John Cena, Brock lesnar Iyo Undertaker.
Laga Soo Bilaabo Sanadkii 2014,  Roman Waxa Uu noqday Wajiga WWE .

Reigns Ayaa Noqday Cinwaanada Bandhigyada Oo Lo Yaqaan WWE pay-per-view events, Taaso Ugu Weyn Oo Laga Saari Karin  Afartii Ugu Dambeesay Ee WrestleManias(31,32, 33 Iyo 34) Isagoo Barbareeyay Hulk Hogan’s record Kiisa Ee Isku Xigta Ka Soo Muuqashada

WrestleMania main events. Sidas Darteed Roman Ayaa Noqday Mid Dunida Ku Yeesha Taageeere Badan Isagoo Wwe Ay Ku Heshay Macaash Waali Markay Booqdaan Europe, Asia  , Latin America Iyo Africa Sanadkan Waxay Dib-U midoobeen Asxaabtiisi Hore Ee Dean Ambrose Iyo Seth Rollins Group Ka The Sheild

Noloshiisa Gaar Ka Ah

Roman Qayb Waa  Samoan Iyo Qayb italian. Aabihiisa Iyo Sika Anoa Iyo Walaalkiisa Rosey, Waxay Dhinteen  April 17, 2017,  Waxaan Familkiisa Ka Mid Ah Yokozuna, Rikishi, Umaga, Sidoo Kale Adeerkiisa The Rock Tonga Roman Waxa Uu Aroosay  Galina Joelle Becker  Sanadkii December 2014.

Waxa Uu Jooga 3 Caruur .Curudiisa Waxa Lagu Magacaaba   Joelle,


2016 Xaaskiisa Waxay U Dhashay Labo Mataano Oo Wiil.

Magacyada Uu Leeyahay

“The Big Dog
“First Class
“The Guy
“The Juggernaut
“The Powerhouse
“The Thoroughbred

Action Ma Diisa

*Spear

*Super Man Punch

*Samoa Drop

Mahadsanidiin

One Response to Taariikhda Xidiga Wwe Roman Reings

  1. KIINOOWCABDIRASHIID KC Reply

    June 11, 2018 at 6:20 am

    THANKS FILIMSIDE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *