20 December 201 waxaa dhashtay wiilka Bollywoodka ugu caansan waqtigaan ee lagu magacaabo Taimur Ali Khan bishaan 20-keeda 3 jir noqday waxaana dhaleen wiilkaan xidigaha caanka ah Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor Khan.

Taimur waxuu noqday cunuga loogu jecel yahay dhamaaan caruurta ay dhaleen xidigaha caanka ah ee Bollywoodka waana midka ugu caansan hader dad ayaa dhib badan u maraan sidee wiilkan yar sawir Selfie ah ula gali lahaayen isagana hader wuu la qabsaday saxaafada iyo taageerayaashiisa.

Hubaal ahaan wiilkan asagoo yar ayuuba taageerayaal fara badan dunida ku leeyahay oo isaga jecel hadaba waxaan idiin heynaa sawiro u gaar ah wiilkan yar kuwaaso laga qaaday xiliyo kala duwan.

Waa sawiro muujinayaan safarkiisa 3 sano u dambeysay mar uu waalidkiis la joogo iyo mar uu caruur kale la ciyaarayaba bal hoos ka daawo sawirada Taimur.

Taimur-Bday
Taimur-Bday1
Taimur-Bday2
Taimur-Bday3
Taimur-Bday4
Taimur-Bday5
Taimur-Bday6
Taimur-Bday7
Taimur-Bday8
Taimur-Bday9
Taimur-Bday11

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here