Waxaan goor dhow idinla wadaagnay in filimka Tanhaji – The Unsung Warrior uu dibada ka keenay 29 crore sidoo kale filimkaan lacagihiisa gudaha canshuurta kahor ayaa maraayo 295 crore taasoo ka dhigeyso in ilaa iyo haatan mudo 26 maalmood uu isku darka dal iyo dibad soo xareeyay 324 crore.

Hadaba waxaan dib u milicsan doonaa filimadii sanadkii hore tiyaatarka la saaray iyo midkasta lacagaha uu isku darka dal iyo dibad soo xareeyay anagooka idinla wadaagi doono 15ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyay sanadkii hore ilaa bilowga sanadkaan.

FG; lacagahaan waa canshuurta kahor.

  1. War – 442.41 crore.
  2. Kabir Singh – 372.49 crore.
  3. Uri – The Surgical Strike – 338.39 crore.
  4. Tanhaji – The Unsung Warrior – 324 crore Qiyaas (26 days)
  5. Bharat – 308.70
  6. Good Newwz – 304.12 crore (35 days).
  7. Housefull 4 – 295.80 crore.
  8. Mission Mangal – 279.68 crore.
  9. Gully Boy – 230.53 crore.
  10. Dabangg 3 – 217.84 crore
  11. Super 30 – 205.34 crore.
  12. Chhichhore – 203.63 crore
  13. Kesari – 201.30 crore
  14. Dream Girl – 195.43 crore
  15. Saaho (Hindi) – 192.62 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here