Shabakada BOI galabnimo xiliga India maqaal kasoo daabacday Filimada tiyaatarada saaran ayagoo sheegen halka ay marayaan mashaariicdan maanta oo isniin ah tijaabadii kowaadna u bilaawatay horta Chhapaak hoos udhaciisa maalmahan ayuu iska watay balse Tanhaji ayaa xoogaa hoos udhacay.

Waa maalin shaqo fasaxii todobaadkana wuu dhamaaday markaa Tanhaji maanta hoos udhac ayuu dhadhamiyay saas eetahay sifiican ayuu isku celiyay waxuuna isniintiisa kowaad ka talaabsan doona ganacsi ahaan 10 Crore taasi oo kadhigan in 20% uu hoos udhacay.

Fiidkan xiliga hindiya hadii uu soo karaar qaato waa la arki doonaa balse hader Maharshtra ayuu Tanhaji si weyn ugu xoogan yahay halka Delhi iyo East Punjab ku wanaagsan yahay berina magaalooyinkas fasaxyo ayaa kajiraan ok Tanhaji uu ka faaideysan doono dhanka kale waxuu ku liitaa bartamaha India iyo koonfur India oo uu gaabis ka sameeyay maanta halkaas maalmaha shaqada Filim walba ayaa gaabis ka sameeyo.

Qiyaasta xili hore waxay sheege in Tanhaji isniintiisa kowaad keeni doono 12 Crore ugu badnaan balse waa hadii ilaa caawa uu sifiican isku sii celiyo balse haduu hoos udhaco xisaabta wey isdhimee dhanka kale Filimka Chhapaak ayaa asna dhulka galaya maanta.

Chhapaak isniintiisa kowaad waxuu keeni doonaa 2.50 Crore ilaa 3 Crore lacago udhaxeyaan waana lacago gaabis ah in badan Filimkaan dhaqsi inuu guuldareysto ayuu qarka usaaran yahay halka Tanhaji inu Hit noqdo qarka u saaran yahay wixii fiidka kasoo kordha waan idiin la socodsiin doonaa..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here