Shah Rukh Khan ayaa ka qeyb galay barnaamij deeq waxbarasho ee Jaamacada La Trobe . SRK ayaa deeq wax barasho ugu deeqay gabar dhalinyaro ah, laguna magacaabo Gopika Kottantharayali Bhasi.

Gabadha oo la gudoon siinaayay Shahaadadeeda dugsi sare ayaa timaheeda ku dhageen Jaakadda Shah Rukh Khan oo meesha joogay ardaydi goobta ku sugneed iyo ka soo qayb gala yaasha xaflada ayaa qosol afka furtay.

Gabadhi ayaa xishood la socon weesay SRK oo ah shaqsi aad u dabeecad wanaagsan misana qalbi wanaagsan ayaa gabadhii ugu deeqay wax barasho Jamaacad oo bilaash ah SRK ayaana balan qaaday wax walbo oo gabadhaas ku baxaayo in uu bixin doono.

Ma’ahan marki ugu horeesay uu Shah Rukh Khan sidaan oo kale sameeyo 2012 ayee ahay markii uu haweenay la xanuunsan cudurka Kansarka ugu deeqay lacagta lagu daaweenaayo.

W/D Maankiz

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here