Home » Wararka Maanta » Tartanka Aktarka Sanadka 2018: shah rukh khan  Vs tiger shroff  Kumaa Codkaaga Siiinaysa

Tartanka Aktarka Sanadka 2018: shah rukh khan  Vs tiger shroff  Kumaa Codkaaga Siiinaysa

maalin wacan akhristayaasheena qiimaha badan waxan idinka mahad-celinaaya sida aaad mar walba inoogu xiran tahay waxaan soo gaarnay wareega 8 iyadoo ay soo gudbeen 8 aktaradood kuwaaso laga doonaya inay kasoo baxaan afar aktar waana tartanka mid inoo socday taaso aan ku ogaanayno aktarka ugu shacbiyada badan gudaha soomaaliya

iyadoo tartanka ay bilaabeen  32 aktar oo ka qayb galayn wareega hore ee tartanka
hadda waxaa gaarnay tartankii ugu dambeeyay  wareega 8aad ee tartankan waxaana maalintii shalay ah tartamaayay aktarada kala ah ajay devgan Iyo akshay kumar  waxa uuna ahaa mid xiiso badan waxaana guusha si darqi ah ku qaatay qaatay aktarka ajay devgan  oo la yimid codad gaaraya 23  halka akshay kumar isagana uu la yimid codad gaaraya ilaa iyo 20 cod waxaana loogu badiyay farqi 3 cod  hambalyo amir khan  waxa uu usoo gudbay wareega afar dhamaadka
hadda tartanka waa soo gaaray meelihiisa ugu dambeeyay waxa uuna ka duwan yahay ama ka xiiso badan yahay wareegii hore madaama ay hadda ay isugu soo harayn kaliya 8 aktar
tartanka maanta waxa uu ka bilaabanayaa wareega 8 aktar  barnaamijkan waana barnaamij Aan qabano sanad walba

iyadoo Maalin Walba Masraxa Ay Inoo Saarnaan doonan labo aktar ilaa iyo inta laga gaarayo final ka oo ay isugu soo hari-doonan labo aktar maantana waala arki doono cida guusha qaadata laakiin tiger shroff waa aktar muujiyay inuu soomaaliya ku leeyahay taageero fara badan madaama uusoo gaaray mid ka mid ah wareegyada ugu dambeeya tartankan taaso ay awoodi waayeen aktaro isaga fanka kaga horeeeyay

yaa maanta tartamaya

shah rukh khan  vs  tiger shroff

shah rukh khan  ayaa waxa uu wareega 32 kusoo reebay aktarka bollywoodka ah sanjay dutt  halka tiger shroff waxa ay u tahay darajo qaas ah maadaama uusoo gaaray wareegyada ugu dambeeyay aktarkan Dhalinta yar isagana waxa uu wareegaas ku soo reebay aktarka john abraham

warbixinta labada aktar

shah rukh khan


Shah Rukh Khan wuxuu ku caan yahay in loogu yeero SRK, waa atoore hindi ah, filim qarash gareeye iyo shaqsi ka qayb qaato barnaamijyada TV-yada ka baxa

Inta badan saxaafada waxay ugu yeertaa  “Baadshah of Bollywood”, “King of Bollywood” ama “King Khan” wuxuu wax ka jilay in ka badanMajalada Los Angeles Times waxay ku tilmaantay inuu yahay “the world’s biggest movie star” oo micnaheeda yahay xidiga ugu weyn ama ugu caansan aduunyada! 80-filim ee uu ku leeyahay muuqaal marti ah iyo kuwo dhameestiran.

Waa shaqsiga labaad ee ugu taajirsan ama hodansan marka laga hadlaayo xidigaha filimada jilaan wuxuuna hanti ahaan inka badan heestaa $650-milyan!

Sidoo kalena shaqada uu Bollywood-ka ka qabto wuxuu ku helay aqoonsi caalami ah iyo abaal marino aad u farabadan weliba 14-biladood oo ay shirkada Filmfare bixiso ayuu ku guuleestay

tiger Shroff

tiger shroff waa aktar dadaal badan oo ka mid ah shirkadda bollywood-ka waxaana aabo u ah halyeeyga iyo rug-cadaaga bollywoodka ee jackie shroff tiger shroff ayaa aflaamta kusoo biiray sanadkii 2014 isagoo qof  walba kaga yaabsaday hab jiliinka uu ku muujiyay filimkiisa hero panti

waana mid uu kusoo jiitay qalbiyo badan oo dhanka dumarka isagoo muddo gaaban ku dhex jiray bollywoodka waxa uu sameeyay aflaamo saameyn leh oo ay ka mid yihiin baaghi 1 Iyo baaghi 2 oo labadooda aktarkan U horseedayn inuu ka mid noqdo aktarada mid ka mid ah kuwa ugu fiican sameeya action ka

xeerka codeynta: codeynta waxa aad ku dhiiban karta qaybta comments adigoo soo qoraya magacaaga oo sadexan iyo goobta aad ku sugan tahay ka dib waxa kaliya codkaaga siinaysa mid ka mid ah labada aktar ee tartamaya

haka xaasidin aktarka aad sida weyn u taageeto si uu u guuleysto fadlan aan isla dhowrno xeerka nidaamka barnaamijkan mahadsanidiin

F-G: wixii qoraal ah waad inala wadaagi kartaa kaliya codeynta uma gaar aha waxaa kaloo jirta codeyn dhinaca atariishada ugu taageeraha badan gudaha soomaaliya barnaamijkan waa maalinle

taaso maalin walba aan idinla wadaagi doona saacadu marka ay tahay saacada 4:30 galabnimo xilliga geeska waxaana uu ku ekaan-doona ilaa laga gaarayo maalinta kale xiligaas oo kale waxan rajeenaynaa inan si fiican aan dhamaanteen si wadajir isla shaqey-doono.

35 Responses to Tartanka Aktarka Sanadka 2018: shah rukh khan  Vs tiger shroff  Kumaa Codkaaga Siiinaysa

  1. feial mowlid Reply

    October 11, 2018 at 4:50 pm

    qof ba jiilkiisa ha lagu toosiyo noooh

  2. Feisal Mowlid Reply

    October 11, 2018 at 4:50 pm

    fifa SRK

  3. Moha Reply

    October 11, 2018 at 5:48 pm

    Srk

  4. rashid Reply

    October 11, 2018 at 5:50 pm

    Tiger shorf

  5. Momo Reply

    October 11, 2018 at 5:52 pm

    SRK

  6. amir malik Reply

    October 11, 2018 at 6:00 pm

    srk

  7. abdi mohamed ali Reply

    October 11, 2018 at 6:24 pm

    Tiger shroff

  8. Yusuf Reply

    October 11, 2018 at 6:24 pm

    magaCaygu waa Yusuf
    Waxa u codeeyey sharu khan

  9. ahmed Reply

    October 11, 2018 at 6:31 pm

    Srk

  10. mohamed Reply

    October 11, 2018 at 6:40 pm

    shahrukhan

  11. Haaruun dollow Reply

    October 11, 2018 at 6:42 pm

    Tiger Shroff

    New Energy

  12. Kader Tahir Reply

    October 11, 2018 at 6:43 pm

    Tiger Shroff

  13. khaliif isse Reply

    October 11, 2018 at 7:06 pm

    magacaygu waa khaliif waxa codkayga siyay srk

  14. Xaniif Reply

    October 11, 2018 at 7:14 pm

    From hargeysa
    {KOB….SRK}

  15. Anas Reply

    October 11, 2018 at 7:52 pm

    Waxaan codkayga siiyaya srk ilmahan yar LA FAC ma aha

  16. Abdisalan Reply

    October 11, 2018 at 8:34 pm

    Magacaygu cabdisalan o jogna sweden waxan u codeeyay SRK

  17. abdiwali Reply

    October 11, 2018 at 9:27 pm

    magacaygu waa abdiwali mj
    joogana somaliland berbera
    codkaygu waa srk

  18. Hassan Reply

    October 11, 2018 at 10:22 pm

    Tiger

  19. tayo Reply

    October 11, 2018 at 11:15 pm

    Ku magwc dher joga burco u codeyay SRK shahrkhan

  20. KHADAR-BASALDIID Reply

    October 11, 2018 at 11:41 pm

    VIVA KING KHAN

  21. abdihkim Reply

    October 12, 2018 at 12:18 am

    abdihakim mohamed hersi jooga hargeisa
    shah rukh khan srk ayan u codeyay

  22. Hassan Mahamed Abukar Reply

    October 12, 2018 at 12:34 am

    garisa

    King Of The Bollywood

  23. ramos Reply

    October 12, 2018 at 12:40 am

    ramos oo joogo kenya viva king khan aka srk

  24. abshir Reply

    October 12, 2018 at 12:43 am

    magaceyga waa abshir oo ku nool Nairobi waxaan u codeeye shah rukh khan

  25. said Reply

    October 12, 2018 at 12:48 am

    srk

  26. abdisamad Reply

    October 12, 2018 at 1:43 am

    abdisamad from hargeisa
    sharukhan

  27. sultan Reply

    October 12, 2018 at 1:43 am

    sharukhan

  28. hajjih Reply

    October 12, 2018 at 1:44 am

    king khan

  29. Moha Reply

    October 12, 2018 at 1:47 am

    Sidatan cadaalad maahan labo isku qalanto ha la isku aadiyo?

  30. Amiira Ahmed Reply

    October 12, 2018 at 7:24 am

    Amiira Ahmed joogta london wxn u codeynya king khan srk

  31. Yusuf Reply

    October 12, 2018 at 7:32 am

    waxa u codeynyaa SRK
    Lkn dad isku daraja ah baa tartanka ku fcn

  32. cabdi maalik gees cadde (Mogadishu) Reply

    October 12, 2018 at 8:09 am

    srk

  33. Abdi maalik Reply

    October 12, 2018 at 8:12 am

    SRK

  34. cawale yare Reply

    October 12, 2018 at 10:21 am

    srk lkn waxad la wadaagtan halku maraayo tartanku

  35. Moha Ali Reply

    October 12, 2018 at 11:34 am

    codkeyga waxaan siiyay oonan siin doona waligey SRK

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *