Taxanah Kuzgun (Tuke) oo uu hogaamiye ka yahay Baris Arduc oo Seasonkiisa labaad laga soo bandhigay sawiro.

0
1463

Taxanaha Kuzgun ayaa waxaa lagu wadaa in isbuucaan la daawado xalqadiisa 1aad ee season 2 taasoona ah xalqadiisii 17aad kadib markii season 1 laga daawaday 16 xalqo.

Taxanahaan waxaa hogaamiye ka ah Baris Arduc iyo Burcu Biricik wuxuuna ka sheekeynayaa wiil yar oo nolosha rafaad kala kulmaayo kadib markii aabihiis shirqool kala kulmo saaxiibkiis oo ah atariishada taxanaha ee Burcu Biricik aabaheeda.

Hadaba xalqada 17aad ayaa maanta laga soo bandhigay sawiro halkaan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here