Taxanaha dhakhtarkii mucjisada xalqadiisa habeen dambe oo sawiro shidan laga soo bandhigay.

0
817

Taxanaha dhakhtarkii mucjisada haatan waa taxanaha hogaanka u haayo guud ahaan taxanayaasha turkida dhanka TVyada wuxuuna Ratinga daawashada ku garaacay taxanayaal ay kamid yihiin Hercai asigoona waliba laban laab daawadayaasha dheeraaday.

hadaba taxanahaan oo haatan maraayo kaliya xalqadiisii 5aad ayaa sawiro laga soo bandhigay halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here