Taxanaha Sen Anlat Karadeniz (Usheeg badii madoobeedey) oo dhawaan dib u bilowday ayaa gabi ahaanba lagu dhawaaqay in la joojin doono.

0
714

Taxanaha Sen Anlat Karadeniz wuxuu kamid ahaa taxanayaasha sida weyn loogu tixnaa labadii season ee ugu dambeysay asigoona guulo waaweyn gaaray balse Season 3 waxaad moodaa in gabi ahaanba daawadayaasha iska diideen.

Taxanahaan waxaa hogaamiye ka ah Ulas Tuna iyo Irem Helvacioglu waxaana dhawaan la bilaabay Season 3 kadib markii labadii Season ee ka horeysay guulo waaweyn gaareyn balse Season 3 ma uusan gaarin guushii la filaayay taasoona soo dadajisay in gabi ahaanba la joojiyo.

Taxanaha ayaa la joojin doonaa maalinta 13da November waxaana lagu joojin doonaa xalqada 64aad asigoona haatan maraayo xalqada 60aad taasina waxay ka dhigantahay in taxanaha u dhimantahay kaliya 4 xalqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here