Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday inuu dhamaanayo ama gabi ahaanba la joojinaayo taxanaha Sol Yanim ee Soomaalida qaar la socdeen kuwana taxanaha kanaalkiisa ayee kala socdeen halka kuwa kalena ay kala socdeen kanaalkeena Filimside Media barta Youtube-ka oo afsomali kusharaxaayey.

Hadaba taxanahan oo afsomaaligiisa aan ubixinay “Jeexeyga Bidix” ayaa gabi ahaanba la joojinayaà waxaana la sheegay in xalqada 12aad ama mida 13aad midkood ku istaagayo markii hore xalqada 13aad ayaa la dhahay waa lagu joojinaa hadana waxaaba la sheegaya in xalqada 12aad ee khamiista la sugaayo ku ekyahay.

Sababta loo joojinaayo ayaa lagu sheegay Rating-giisa dhulka galay oo daawadayaasha turkiga ah ee Tv-yada wey iska diideen sida aawged kooxda Filimka oo qasaaro badan ka cararayaan ayaa go’aansadeen inee iska joojiyaan sheekadan socon weysay balse dadka Online-ka kudaawadaan ayaa diidan sida Soomaalida oo aad xiiseeyaan musalsalka.

Sikastee ahaataba kooxda go’aankooda ugu dambeyo waxuu yahay inee joojiyaan waxaana loo badinayaa in xalqada 12aad ku ekyahay inkastoo 13aad xitaa la sheegay kanaalkeena Filimside Media ee Youtubeka kala soco xalqadaha dhiman 11aad iyo wixii ka dambeeyaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here