Taxanayaasha turkida ee ku dhaafay ama youtubeka laga saaray xagee kala socon kartaa?

0
473

Inta badan shirkadaha iska leh taxanayaasha waxay mamnuucaan in taxanayaashooda youtubeka la dhigo sabab la xiriirto Copyrightka siiba taxanayaasha carabiga ku turjuman.

Taxanayaasha turkiga ah marnaba kama weyneysid youtubeka lakin wax turjumid ah ma kor saarna inglish ha ahaado ama carabi lkn iyagoo turki kaliya ah ayaad heleysaa waxaadna daawan kartaa hadaad luuqada turkida fahmi karto.

Balse taxanayaasha carabiga ku turjuman ee aad youtubka kaweysid waxaad iyagoo dhameystiran sidoo kalana HD ah kala socon kartaa shabakada 3sk.tv waxaana ku jiraan boqolaal taxane oo dhameystiran.

Taxanayaasha turjumadooda Youtubeka laga saaray waxaa kamid ah Kara Sevda, Cukur, Icerde iyo kuwa kaloo badan.

Hadaba si aad ula socoto taxane kasta 3sk.tv kala xiriir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here