Home » Box Office » Taxliik ku saabsan Bollywood King Khan SRK awoodiisa Boxoffice (1992 -2017)

Taxliik ku saabsan Bollywood King Khan SRK awoodiisa Boxoffice (1992 -2017)

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan wuxuu fanka Hindiya ka gaaray darajo midii ugu sareesay dood la’aan waa atooraha ugu awooda badan Hindiya 25-ka sano ee ugu dambeesay.

SRK sanadihii ugu dambeeyay hoos u dhac ayu sameenayay balse waa atooraha kaliya ee 25-sano xariir ah awoodiisa aan hoos u dhicin ilaa haatana shabakada Boxoffice India waxay u aqoonsatay atooraha Boxoffice-ka ugu awooda badan dhibcaha guud ee la heesto 25-sano ugu dambeesay.

SRK awoodiisa Boxoffice-ka aflaanta uu sameeyay iyo mid walbo natiijo ahaan waxa uu noqday fadlan hoos kaga bogo:

ank Film Release Date Nett Gross Verdict
1 Deewana Jun 25 1992 7,75,00,000 Super Hit
2

3

Chamatkar

Dil Aashna Hai

Jul 08 1992

25-Dec-92

3,45,25,000

1,20,00,000

Average

Flop

4

5

King Uncle

Raju Ban Gaya Gentleman

5-Feb-93

Nov 13 1992

1,55,00,000

3,50,00,000

Flop

Semi Hit

6 Maya Memsaab Jul 02 1993 1,55,00,000 Flop
7 Baazigar Nov 12 1993 9,75,00,000 Blockbuster
8 Darr Dec 24 1993 10,73,75,000 Blockbuster
9 Kabhi Haan Kabhi Naa Feb 25 1994 3,87,50,000 Semi Hit
10 Anjaam Apr 22 1994 4,98,50,000 Average
11 Karan Arjun Jan 13 1995 25,29,00,000 Blockbuster
12 Zamaana Deewana Jul 28 1995 4,67,00,000 Flop
13 Oh Darling Yeh Hai India Aug 11 1995 1,78,00,000 Disaster
14 Guddu Aug 11 1995 2,55,00,000 Flop
15 Dilwale Dulhania Le Jayenge Oct 20 1995 53,32,00,000 All Time Blockbuster
16 Ram Jaane Dec 01 1995 8,61,00,000 Hit
17 Trimurti Dec 22 1995 8,58,00,000 Flop
18 English Babu Desi Mem Jan 26 1996 3,78,00,000 Flop
19 Chaahat Jun 21 1996 6,87,00,000 Below Average
20 Army Jun 28 1996 6,59,00,000 Average
21 Koyla Apr 18 1997 14,88,00,000 Average
22 Yes Boss Jul 18 1997 11,33,00,000 Hit
23 Pardes Aug 08 1997 22,83,00,000 Super Hit
24 Dil To Pagal Hai Oct 31 1997 34,97,00,000 Blockbuster
25 Duplicate May 08 1998 10,17,00,000 Flop
26 Dil Se Aug 21 1998 10,77,00,000 Flop
27 Kuch Kuch Hota Hai Oct 16 1998 46,87,00,000 All Time Blockbuster
28 Baadshah Aug 27 1999 14,87,00,000 Average
29

30

Phir Bhi Dil Hai Hindustani

Hey Ram

Jan 21 2000

18 Feb 2000

10,75,00,000

5,32,00,000

Flop

Flop

31 Josh Jun 09 2000 17,83,00,000 Average
32 Mohabbatein Oct 27 2000 41,88,00,000 Blockbuster
33 One 2 Ka 4 Mar 30 2001 6,64,00,000 Disaster
34 Asoka (Hindi) Oct 26 2001 11,54,00,000 Flop
35 Kabhi Khushi Kabhie Gham… Dec 14 2001 55,65,00,000 Blockbuster
36 Hum Tumhare Hain Sanam May 24 2002 13,52,00,000 Average
37 Devdas Jul 12 2002 41,66,00,000 Hit
38 Chalte Chalte Jun 13 2003 19,44,00,000 Hit
39 Kal Ho Naa Ho Nov 27 2003 38,55,00,000 Hit
40 Yeh Lamhe Judaai Ke Apr 09 2004 57,00,000 Disaster
41 Main Hoon Na Apr 30 2004 36,20,00,000 Hit
42 Veer Zaara Nov 12 2004 41,86,00,000 Super Hit
43 Swades Dec 17 2004 16,31,00,000 Flop
44 Paheli Jun 24 2005 12,85,00,000 Below Average
45 Kabhi Alvida Na Kehna Aug 11 2006 44,41,00,000 Semi Hit
46 Don – The Chase Begins Again Oct 20 2006 50,35,00,000 Hit
47 Chak De India Aug 10 2007 66,54,00,000 Super Hit
48 Om Shanti Om Nov 09 2007 78,16,50,000 Blockbuster
49

50

Rab Ne Bana Di Jodi

Billu

Dec 12 2008

13 Feb 2009

84,68,00,000

22,91,50,000

Blockbuster

Flop

51 My Name Is Khan Feb 12 2010 72,83,00,000 Hit
52 Ra.One (Hindi) Oct 26 2011 1,13,94,75,000 Hit
53 Don 2 (Hindi) Dec 23 2011 1,06,44,00,000 Hit
54 Jab Tak Hai Jaan Nov 13 2012 1,01,59,00,000 Hit
55 Chennai Express Aug 09 2013 2,07,69,00,000 Blockbuster
56 Happy New Year (Hindi) Oct 24 2014 1,78,41,00,000 Super Hit
57 Dilwale Dec 18 2015 1,39,97,50,000 Semi Hit
58 Fan Apr 15 2016 84,03,00,000 Flop
59 Dear Zindagi Nov 25 2016 66,46,75,000 Semi Hit
60 Raees Jan 25 2017 1,28,77,50,000 Semi Hit
61 Jab Harry Met Sejal Aug 4 2017 62,00,50,000 Flop

 

SRK 25-sano oo Bollywood-ka tirsan yahay wuxuu sameeyay 61-filim taasi oo ka dhigan cel celis ahaan sanadkii inay usoo baxaan 2.44-filim oo ka dhigan labo filim sanadkii inuu sameeyo.

Kala Saarida SRK Aflaantiisa Natiijo Ahaan:

All Time Blockbuster – 2-filim

Blockbuster – 9-filim

Super Hit – 5-filim

Hit – 11-filim

Semi Hit – 6-filim

Average – 7-filim

Below Average – 2-filim

Flop – 16-filim

Disaster – 3-filim

SRK waxaa u guuleesteen 40-filim taasi oo ka dhigan in xidigaan 65.57% filimadiisa guuleesteen.

SRK  waxa Hit dhameestiran u noqdeen 27-filim taasi oo ka dhigan in 44.26% filimadiisa Hit dhameestiran noqdeen.

SRK waxaa ka guul dareesteen 21-filim taasi oo ka dhigan in 34.42% filimadiisa guul dareesteen.

SRK iyo 15-kiisa Filim Hit-ka ugu weyn Noqdeen:

Rank Film Release Date Tiro Tikit Verdict
1 Dilwale Dulhania Le Jayenge Oct 20 1995 4,79,71,000 All Time Blockbuster
2 Kuch Kuch Hota Hai Oct 16 1998 3,56,58,000 All Time Blockbuster
3 Kabhi Khushi Kabhie Gham… Dec 14 2001 3,11,73,000 Blockbuster
4 Karan Arjun Jan 13 1995 3,00,43,000 Blockbuster
5 Dil To Pagal Hai Oct 31 1997 2,95,12,000 Blockbuster
6 Mohabbatein Oct 27 2000 2,67,23,000 Blockbuster
7 Chennai Express Aug 09 2013 2,66,21,000 Blockbuster
8 Darr Dec 24 1993 2,00,30,000 Blockbuster
9 Om Shanti Om Nov 09 2007 1,86,67,000 Blockbuster
10 Baazigar Nov 12 1993 Xog malahan Blockbuster
11 Rab Ne Bana Di Jodi Dec 12 2008 1,72,43,000 Blockbuster
12 Happy New Year (Hindi) Oct 24 2014 2,08,63,000 Super Hit
13 Pardes Aug 08 1997 2,04,75,000 Super Hit
14 Deewana Jun 25 1992 Xog malahan Super Hit
15 Chak De India Aug 10 2007 1,39,83,000 Super Hit

 

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Tiger Shroff Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Dilip Kumar Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Salman Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Aamir Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Raj Kapoor Riix Halkaan

7 Responses to Taxliik ku saabsan Bollywood King Khan SRK awoodiisa Boxoffice (1992 -2017)

  1. ramos Reply

    December 2, 2017 at 8:59 am

    waaaw srk boqorka box office ka

  2. ramos Reply

    December 2, 2017 at 9:14 am

    srk waa atooraha ugu awooda badan taarikhda india

  3. Abdulaahi Yusuf Reply

    December 2, 2017 at 9:57 am

    filimside iska saxa 21filim baa ka guuldareestay ileen waa 61 filim marka hadii 40 guuleesatay 21 filim ee kale baa guuldareestay mida kale fililka darr ama bazigaar mid baa super hit ah ileen labadaba blouckboster maaha sidaa daraadeed srk wuxuu heestaa 8 blouckboster iyo 2 all time blouckboster marka 10 ee maaha 11 mhdsanidiin

    • Zakarie Abdi Reply

      December 2, 2017 at 10:08 am

      Waa mahad santahay sida noo saxday waa 21-filim aflaanta ka guul dareesteen, mida kale Darr waa Blockbuster la hubo oo keedka Boxoffice India 21-ka filim sanadii 1993 ay saxday ayuu ugu horeeyaa, laakiin Baazigar weli lama xaqiijin inuu Blockbuster yahay inkastoo xog laga soo xaday Boxoffice India lagu sheegay inuu Blockbuster yahay midaas ayaan adeegsadany.
      Wada shaqeyn wacan walaalkeen.

  4. liibaan Reply

    December 2, 2017 at 3:54 pm

    akshay Kumar so qora bal asna nolashiisa xaga filmada

  5. Mohamed ali bin ali Reply

    December 4, 2017 at 11:06 pm

    Shahrukhan waa atooraha aan ugu jeclaha y dunida waxaana u ahay taageero buuxda

  6. Mohamed ali bin ali Reply

    December 4, 2017 at 11:08 pm

    Waxaan halkaan mahad celin gaar ah ugu dirayaa shababakada filim side
    Waxaan leryahay mar labaad iyo mar kale

    Mahadsanidiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *