Dhalasho wacan atirishada awooda badan ee isku filan Kangana Ranaut oo shalay u dabaal dagtay sanad guuradeeda 33-aad waxayna xidigtay dhalatay 23 Maarso 1987 ayadoo ku dhalatay deegaanka loo yaqaan Bhambla ee Hindiya ka tirsan.

Haddaba waxaan idiin heyna taxliil ku aadan awooda Boxoffice-ka ku leedahay Kangana Ranaut oo fanka Hindiya kusoo biirtay sanadii 2006 taasi oo ka dhigan mudo 14-sano Bollywood-ka ka tirsan tahay in xidigtaan ay sameesay 31-filim door dhameestiran ku leedahay.

Fadlan hoos kaga bogo Kangana Ranaut aflaanta ay sameesay guulaha ay gaareen, guuldarooyinka ay la kulmeen iyo ganacsiga ay sameeyeen waxaana kasoo xiganay keedka shabakada BOI:

1. Gangster (2006) – wuxuu soo xareeyay 12.67 Crore, Semi Hit

2. Woh Lamhe (2006) – wuxuu soo xareeyay 6.80 Crore, Flop

3. Shaka Laka Boom Boom (2007) – wuxuu soo xareeyay 6.77 Crore, Flop

4. Life In A Metro (2007) – wuxuu soo xareeyay 15.83 Crore, Semi Hit

5. Fashion (2008) – wuxuu soo xareeyay 26.45 Crore, Average

6. Raaz – The Mystery Continues (2009) – wuxuu soo xareeyay 25.49 Crore, Semi Hit

7. Vaada Raha (2009) – wuxuu soo xareeyay 80 Lakh, Disaster

8. Kites (2010) – wuxuu soo xareeyay 47.84 Crore, Flop

9. Once Upon A Time In Mumbai (2010) wuxuu soo xareeyay 58.26 Crore, Hit

10. Knock Out (2010) – wuxuu soo xareeyay 6.24 Crore, Disaster

11. No Problem (2010) – wuxuu soo xareeyay 28.47 Crorem Flop

12. Tanu Weds Manu (2011) – wuxuu soo xareeyay 38.52 Crore, Hit

13. Game (2011) – wuxuu soo xareeyay 7.40 Crore, Disaster

14. Double Dhamaal (2011) – wuxuu soo xareeyay 45.05 Crore, Average

15. Rascals (2011) – wuxuu soo xareeyay 33.34 Crore, Flop

16. Miley Naa Miley Hum (2011) – wuxuu soo xareeyay 70 Lakh, Disaster

17. Tezz (2012) – wuxuu soo xareeyay 15.91 Crore, Disaster

18. Shootout At Wadala (2013) – wuxuu soo xareeyay 53.59 Crore, Average

19. Krrish (2013) – wuxuu soo xareeyay 175.83 Crore, Blockbuster

20. Rajjo (2013) – wuxuu soo xareeyay 87 Lakh, Disaster

21. Queen (2014) – wuxuu soo xareeyay 61.47 Crore, Hit

22. Revolver Rani (2014) – wuxuu soo xareeyay 8.89 Crore, Flop

23. Ungli (2014) – wuxuu soo xareeyay 16.45 Crore, Disaster

24. Tanu Weds Manu Returns (2015) – wuxuu soo xareeyay 148.84 Crore, Blockbuster

25. I Love NY (2015) – wuxuu soo xareeyay 1.19 Crore, Disaster

26. Katti Batti (2015) – wuxuu soo xareeyay 23.75 Crore, Flop

27. Rangoon (2017) – wuxuu soo xareeyay 20.87 Crore, Disaster

28. Simran (2017) – wuxuu soo xareeyay 14.88 Crore, Flop

29. Manikarnika (2019) – wuxuu soo xareeyay 90.81 Crore, Semi Hit

30. Judgementall Hai Kya (2019) – wuxuu soo xareeyay 33.88 Crore, Flop

31. Panga (2020) – wuxuu soo xareeyay 15.25 Crore, Flop

Kala saarida aflaanta Kangana Ranaut sameesay natiijo walbo ay la kulmeen xog kooban:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 2

Super Hit – 0

Hit – 3

Semi Hit – 4

Average – 3

Flop – 10

Disaster – 9

Kangana Ranaut aflaanta Hit dhameestiran u noqdeen waa 5 filim taasi oo ka dhigan in 16.12% filimadeeda HIT noqdeen oo macaash laga helay.

Kangana Ranaut aflaanteeda guuleesteen waa 12-filim taasi oo ka dhigan in 38.70% filimadeeda guuleesteen.

Kangana Ranaut aflaanta ka guul dareesteen waa 19-filim taasi oo ka dhigan in 61.29% filimadeeda guul dareesteen.

Kangana Ranaut Hit-keeda ugu weyn waa Kuck Krrish 3 (2013) oo ay tikit u goosteen ama tiyaatarka ka daawadeen 21-milyan iyo 819,000 oo qofood waana filimkeeda loogu daawasho badan yahay.

Kangana Ranaut filimkeeda lacagaha ugu badan soo xareeyay waa Krrish 3 (2013) kaasi oo keenay 175.83 Crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here