Rebel Star Prabhas waa 39-jir kaasi oo ku caan baxay sameynta filimada Tollywood ama Telugu lagu yaqaan sidoo kalena haatan wuxuu noqday Supertar Hindiya oo dhan ka dhaxeeyo kaasi oo filimkiisa luqad walbo lagu daawanayo daawadayaasha kaga gadi karo.

Prabhas sanadii 2002 ayuu fanka Telugu kusoo biiray waxay ka dhigan tahay 18-sano in waayihiisa fanka Koonfur Hindiya ku xeen daaban yahay balse 5-sano ugu dambeesay wuxuu noqday Pan Indian Star ama xidig Hindiya oo dhan ka dhaxeeyo awoodiisa min tuulo ilaa magaalo ku baahday.

Fadlan hoos kaga bogo Prabhas 19-ka filim ee uu door dhameestiran ku leeyahay mid walbo guusha uu gaaray ama guul darada uu la kulmay waana taxliil isaga u gaar ah Superstar-kan:

1. Eeshwar (2002) – Average

2. Raghavendra (2003) – Flop

3. Varsham (2004) – Super Hit

4. Adivi Ramudu (2004) – Flop

5. Chakram (2005) – Below Average

6. Chatrapathi (2005) – Blockbuster

7. Pournami (2006) – Flop

8. Yogi (2007) – Average

9. Munna (2007) – Below Average

10. Bujjigadu (2008) – Flop

11. Billa (2009) – Average

12. Ek Niranjan (2009) – Below Average

13. Darling (2010) – Hit

14. Mr. Perfect (2011) – Hit

15. Rebel (2012) – Utter Flop ama Disaster

16. Mirchi (2013) – Blockbuster

17. Bahubali – The Beginning (2015) – All Time Blockbuster

18. Bahubali – The Conclusion (2017) – All Time Blockbuster

19. Saaho (2019) – Hit

Kala Saarida naatijo ahaan aflaanta Rebel Star Prabhas uu sameeyay mudada 18-sano fanka ka tirsan yahay:

All Time Blockbuster – 2

Blockbuster – 2

Super Hit – 1

Hit – 3

Above Average – 0

Average – 3

Below Average – 3

Flop – 4

Utter Flop/Disaster – 1

Prabhas waxaa HIT dhameestiran u noqdeen 8-filim taasi oo ka dhigan in 42.10% filimadiisa macaash laga helay ama HIT dhameestiran noqdeen.

Prabhas waxaa u guuleesteen 11-filim taasi oo ka dhigan in 57.89% filimadiisa guuleesteen xidigan awooda badan.

Prabhas waxaa ka guul dareesteen 8-filim taasi oo ka dhigan 42.10% filimadiisa xidigan guul dareesteen ama qasaaro la kulmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here