Xidiga caanka ah ee door walbo sameyn karo Varun Dhawan ayaa shalay oo Jimco ahayd 33-sano jirsaday wuxuuna dhashay 24 April 1987 asigoo ku dhashay magaalada Mumbai ee xarun u ah Bollywood-ka kana tirsan gobolka Maharashtra.

Hadaba waxaan idiin heynaa taxliil ku saabsan awooda Varun Dhawan oo Bollywood-ka ka tirsan mudo 8-sano ah aflaanta uu sameeyay guulaha ay gaareen iyo kuwa ka guul dareesteen xidigan la wada jecel yahay:

1. Student Of The Year (2012) – Semi Hit

2. Main Tera Hero (2014) – Semi Hit

3. Humpty Sharma Ki Dulhania (2014) – Hit

4. Badlapur (2015) – Hit

5. ABCD 2 (2015) – Super Hit

6. Dilwale (2015) – Semi Hit

7. Dishoom (2016) – Average

8. Badrinath Ki Dulhania (2017) – Super Hit

9. Judwaa 2 (2017) – Super Hit

10. October (2018) – Flop

11. Sui Dhaaga – Made In India (2018) – Semi Hit

12. Kalank (2019) – Flop

13. Street Dancer 3D (2020) – Flop.

Kala saarida natiijada ay Varun Dhawan filimadiisa la kulmeen xog dhameestiran:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 0

Super Hit – 3

Hit – 2

Semi Hit – 4

Average – 1

Below Average – 0

Flop – 3

Disaster – 0

Guud ahaan Varun Dhawan wuxuu sameeyay 13-filim mudada 8-sano Bollywood-ka ka tirsan yahay waxaana u guuleesteen 10-filim oo ka mid ah waxayna ka dhigan tahay 76..92% filimadiisa inay guuleesteen.

Varun Dhawan waxaa HIT dhameestiran u noqdeen 5-filim taasi oo ka dhigan 38.46% filimadiisa Hit inay noqdeen ama macaash laga helay.

Varun Dhawan waxaa ka guul dareesteen 3-filim taasi oo ka dhigan 23.07% filimadiisa xidigan inay guul dareesteen ama qasaaro lagala kulmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here