Home » . » Taxliil Ku Saabsan John Abraham Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2003 – 2017 )

Taxliil Ku Saabsan John Abraham Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2003 – 2017 )

Bollywood Actor John Abraham wuxuu ka mid yahay jilaayaasha la imaadaan filimo fariimo muhiim ah xambaarsan waana jilaa filimada gadi karo haduu helo mashruuc sheeko ahaan heer sare ah wuxuuna bollywood-ka ka tirsan yahay 14 sano waana jilaa awoodiisa ku istaagsan.

Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa taxliil ku saabsan John awoodiisa boxoffice-ka 2003 ilaa 2017 filim walbo uu keenay iyo natiijadiisa saxda ee boxofficeka India ku diwaan gashan Fadlan hoos kaga bogo.

Rank Film Release Date Nett Gross Verdict
1 Jism 17-Jan-03 8,14,00,000 Hit
2 Saaya 4-Jul-03 3,24,00,000 Flop
3 Aetbaar 23-Jan-04 4,25,00,000 Disaster
4 Paap 30-Jan-04 2,50,00,000 Flop
5 Lakeer 14-May-04 4,80,00,000 Disaster
6 Dhoom 27-Aug-04 31,60,00,000 Super Hit
7 Madhoshi 24-Sep-04 3,07,00,000 Disaster
8 Elaan 14-Jan-05 7,52,00,000 Disaster
9 Karam 11-Mar-05 4,95,00,000 Flop
10 Kaal 29-Apr-05 19,09,00,000 Average
11 Viruddh… Family Comes First 22-Jul-05 10,07,00,000 Below Average
12 Garam Masala 2-Nov-05 29,00,00,000 Hit
13 Zinda 13-Jan-06 10,17,00,000 Flop
14 Taxi Number 9 2 11 24-Feb-06 19,59,00,000 Semi Hit
15 Baabul 8-Dec-06 17,32,00,000 Flop
16 Kabul Express 15-Dec-06 11,70,00,000 Flop
17 Salaam-E-Ishq 26-Jan-07 22,68,00,000 Disaster
18 Water 9-Mar-07 1,69,00,000 Disaster
19 No Smoking 26-Oct-07 2,10,00,000 Disaster
20 Dhan Dhana Dhan Goal 23-Nov-07 13,87,00,000 Flop
21 Dostana 14-Nov-08 44,38,00,000 Average
22 New York 26-Jun-09 45,39,00,000 Hit
23 Aashayein 27-Aug-10 2,21,00,000 Disaster
24 Jhoota Hi Sahi 22-Oct-10 9,83,00,000 Disaster
25 7 Khoon Maaf 18-Feb-11 19,26,00,000 Flop
26 Force 30-Sep-11 26,11,00,000 Flop
27 Desi Boyz 25-Nov-11 42,38,00,000 Flop
28 Housefull 2 6-Apr-12 109,10,00,000 Super Hit
29 Race 2 25-Jan-13 96,34,00,000 Semi Hit
30 I, Me Aur Main 1-Mar-13 8,51,00,000 Flop
31 Shootout At Wadala 3-May-13 54,69,00,000 Average
32 Madras Cafe 23-Aug-13 41,79,00,000 Average
33 Welcome Back 4-Sep-15 93,86,00,000 Semi Hit
34 Rocky Handsome 24-Mar-16 23,76,00,000 Flop
35 Dishoom 29-Jul-16 64,59,00,000 Average
36 Force 2 18-Nov-16 31,28,00,000 Flop

Kala Saarida John Filimadiisa Naatiijo Ahaan Sida Ay Noqdeen:

All Time Blockbuster – 0 Film

Blockbuster – 0-filim

Super Hit – 2-filim

Hit – 3-filim

Semi Hit – 3-filim

Average – 5-filim

Below Average – 1-filim

Flop – 13-filim

Disaster – 9-filim

John waxaa u guuleesteen 13 filim midaas oo ka dhigan in %36.11 filimadiisa guuleestaan

John waxaa hit dhameestiran u noqdeen 5 filim midaas oo ka dhigan in %13 filimadiisa hit noqdaan

John waxaa ka guul dareesteen 23 filim midaas ka dhigan in %63.88 filimadiisa guul dareestaan

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Tiger Shroff Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Dilip Kumar Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Salman Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Raj Kapoor Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Shah Rukh Khan Riix Halkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *