Home » . » Taxliil Ku Saabsan Legend Dilip Kumar Awoodiisa Boxoffice-ka (1944 – 1998)

Taxliil Ku Saabsan Legend Dilip Kumar Awoodiisa Boxoffice-ka (1944 – 1998)

Bollywood Legend Dilip Kumar wuxuu ka mid yahay jilaayaasha fanka Hindiya sare u qaaday waana halyeey si weyn loo wada jacel yahay oo fanka Hindiya daafaha caalamka ku fidiyay.

Super Star Dilip Kumar awoodiisa fanka ma jirin jilaa la bar bar dhigo asigoo waqtigiisa ahaa hogaamiyaha koowaad ee bollywood-ka waana jilaa ilaa haatan lawada jacel yahay oo 94 jir ah.

Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa aflaanta Dilip Kumar sameeyay kuwooda uu door dhameestiran ku leeyahay iyo mid walbo natiijo ahaan waxa uu noqday:

Rank Film Year Nett Gross Verdict
1 Jwar Bhata 1944 15,00,000 Below Average
2 Pratima 1945 15,00,000 Flop
3 Milan 1946 20,00,000 Flop
4 Jugnu 1947 50,00,000 Hit
5 Anokha Pyar 1948 20,00,000 Below Average
6 Mela 1948 55,00,000 Hit
7 Ghar Ki Izzat 1948 25,00,000 Flop
8 Shaheed 1948 85,00,000 Super Hit
9 Nadiya Ke Paar 1948 40,00,000 Semi Hit
10 Shabnam 1949 50,00,000 Hit
11 Andaz 1949 1,40,00,000 Blockbuster
12 Jogan 1950 62,00,000 Hit
13 Arzoo 1950 45,00,000 Semi Hit
14 Babul 1950 70,00,000 Hit
15 Deedar 1951 95,00,000 Hit
16 Tarana 1951 30,00,000 Flop
17 Hul Chul 1951 35,00,000 Flop
18 Aan 1952 1,50,00,000 Super Hit
19 Sangdil 1952 50,00,000 Average
20 Daag 1952 90,00,000 Hit
21 Footpath 1953 55,00,000 Semi Hit
22 Shikast 1953 45,00,000 Average
23 Amar 1954 40,00,000 Below Average
24 Insaniyat 1955 85,00,000 Semi Hit
25 Devdas 1955 50,00,000 Average
26 Udan Khatola 1955 1,25,00,000 Hit
27 Azaad 1955 1,75,00,000 Super Hit
28 Musafir 1957 60,00,000 Average
29 Naya Daur 1957 2,55,00,000 Blockbuster
30 Yahudi 1958 1,45,00,000 Hit
31 Madhumati 1958 2,30,00,000 Blockbuster
32 Paigham 1959 1,40,00,000 Hit
33 Kohinoor 1960 1,90,00,000 Super Hit
34 Mughal-E-Azam 1960 5,85,00,000 All Time Blockbuster
35 Ganga Jamuna 1961 3,50,00,000 Blockbuster
36 Leader 1964 1,05,00,000 Below Average
37 Dil Diya Dard Liya 1966 70,00,000 Flop
38 Ram Aur Shyam 1967 2,75,00,000 Super Hit
39 Aadmi 1968 1,55,00,000 Average
40 Sunghursh 1968 1,35,00,000 Below Average
41 Gopi 1970 1,85,00,000 Semi Hit
42 Dastaan 1972 92,00,000 Flop
43 Phir Kab Milogi 1974 70,00,000 Disaster
44 Sagina 1974 1,00,00,000 Flop
45 Bairaag 1976 1,25,00,000 Flop
46 Kranti 1981 10,00,00,000 Blockbuster
47 Shakti 1982 4,00,00,000 Below Average
48 Vidhaata 1982 8,00,00,000 Blockbuster
49 Mazdoor 1983 2,15,00,000 Flop
50 Mashaal 1984 2,50,00,000 Flop
51 Duniya 1984 2,30,00,000 Flop
52 Dharm Adhikari 1986 2,85,00,000 Below Average
53 Karma 1986 7,00,00,000 Super Hit
54 Kanoon Apna Apna 1989 2,65,00,000 Average
55 Izzatdaar 1990 2,30,00,000 Average
56 Saudagar 1991 8,75,00,000 Hit
57 Qila 1998 2,79,00,000 Flop

Dilip Kumar mudada uu fanka ku jiray wuxuu sameeyay 57 filim oo uu door dhameestiran ku leeyahay waxaan u guuleystay 36 filim midaas oo ka dhigan in %63.16 filimadiisa guuleystaan.

Dilip Kumar waxaa hit dhameestiran u noqdeen 24 filim midaas oo ka dhigan in %42.10 filimadiisa hit in dhameestiran noqanaayeen.

Dilip Kumar waxaa ka guul dareysteen 21 filim midaas oo ka dhigan in %36.84 filimadiisa guul dareysanaayeen.

Kala Saarida DilipKumar 57-filim Uu Sameeyay:

All Time Blockbuster – 1

Blockbuster – 6

Super Hit – 6

Hit – 11

Semi Hit – 5

Average – 7

Below Average – 7

Flop – 13

Disaster – 1

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Tiger Shroff Riix Halkaan

3 Responses to Taxliil Ku Saabsan Legend Dilip Kumar Awoodiisa Boxoffice-ka (1944 – 1998)

  1. King moe Muse

    November 26, 2017 at 3:58 pm

    Sxb naf malaha Mar hadi anu wax carruur ah dhalin, duq dhamady weye dunidana an waxba kaga tageen

    • Zakarie Abdi

      November 26, 2017 at 4:21 pm

      Caruurta waa hibo Alle bixiyo isagana wuu guursaday ilaa haatana xaaskiisa wey isla nool yihiin waana Muslim marka ubadka gacan bini aadan kuma jiraan sxb sidaas ha dhihin Dilip Kumar waa Muslim ee gaal ma ahan.

  2. umaru

    November 27, 2017 at 2:40 am

    waa muslim taqi ah eebe habara keeyo waana helyeey fanaka aduunka kor uqaday