Home » Box Office » Taxliil ku saabsan Mr. Perfectionist Aamir Khan awoodiisa Boxoffice-ka (1988 – 2017)

Taxliil ku saabsan Mr. Perfectionist Aamir Khan awoodiisa Boxoffice-ka (1988 – 2017)

Mr. Perfectionist Aamir Khan waa iskoor sameeyaha Bollywood-ka sidoo kalena waa Superstar-ka ugu caqliga badan fanka Hindiya madaama uu doorto fariimo 100% daawadayaasha soo jiidan karaan wax badana laga dhaxlo.

Aamir Khan mudada 29-sano uu fanka Hindiya ka tirsan waa mid calankiisa cirka maraayo sidoo kalena u suura gashay inuu caqabad walbo kasoo gudbo maantana waa iskoor sameeyaha Bollywood-ka dhanka Boxoffice-ka.

Fadlan hoos kaga bogo Aamir Khan awoodiisa Boxoffice-ka filimadiisa natiijo ahaan waxa ay noqdeen iyo macluumaad kale oo u gaar ah Superstar-kaan:

Rank Film Release Date Nett Gross Verdict
1 Qayamat Se Qayamat Tak Apr 29 1988 5,00,00,000 Super Hit
2 Raakh Apr 21 1989 15,00,000 Disaster
3 Love Love Love Aug 04 1989 1,55,00,000 Flop
4 Awwal Number May 11 1990 50,00,000 Disaster
5 Tum Mere Ho May 25 1990 20,50,000 Disaster
6 Dil Jun 22 1990 9,00,00,000 Blockbuster
7 Deewana Mujh Sa Nahin Jul 20 1990 95,00,000 Disaster
8 Jawani Zindabad Aug 17 1990 1,25,00,000 Flop
9 Afsana Pyar Ka Apr 26 1991 1,20,00,000 Disaster
10 Dil Hai Maanta Nahin Jul 12 1991 3,00,00,000 Semi Hit
11 Daulat Ki Jung Jan 03 1992 1,10,00,000 Flop
12 Jo Jeeta Wohi Sikandar May 22 1992 3,30,00,000 Average
13 Isi Ka Naam Zindagi Aug 28 1992 20,00,000 Disaster
14 Parampara May 14 1993 2,20,00,000 Disaster
15 Hum Hain Rahi Pyar Ke Jul 23 1993 4,80,00,000 Semi Hit
16 Andaz Apna Apna Nov 04 1994 5,29,50,000 Flop
17 Baazi Apr 14 1995 5,09,00,000 Flop
18 Aatank Hi Aatank Aug 04 1995 2,54,00,000 Flop
19 Rangeela Sep 08 1995 20,22,00,000 Blockbuster
20 Akele Hum Akele Tum Dec 01 1995 7,07,00,000 Flop
21 Raja Hindustani Nov 11 1996 43,15,00,000 All Time Blockbuster
22 Ishq Nov 28 1997 24,93,00,000 Super Hit
23 Ghulam June 19 1998 13,35,00,000 Hit
24 Sarfarosh Apr 30 1999 18,77,00,000 Hit
25 Mann July 06 1999 16,64,00,000 Average
26 1947 Earth Sep 10 1999 3,79,00,000 Disaster
27 Mela Jan 07 2000 15,18,00,000 Flop
28 Lagaan Jun 15 2001 34,31,00,000 Hit
29 Dil Chahta Hai Aug 10 2001 20,02,00,000 Average
30 Mangal Pandey – The Rising Aug 12 2005 27,86,00,000 Flop
31 Rang De Basanti Jan 26 2006 53,08,00,000 Hit
32 Fanaa May 26 2006 51,87,00,000 Super Hit
33 Taare Zameen Par Dec 21 2007 61,85,00,000 Super Hit
34 Ghajini Dec 25 2008 114,10,00,000 Blockbuster
35 3 Idiots Dec 24 2009 201,37,00,000 All Time Blockbuster
36 Dhobi Ghat Jan 21 2011 13,67,00,000 Below Average
37 Talaash Nov 30 2012 90,75,00,000 Semi Hit
38 Dhoom 3 Dec 20 2013 261,25,00,000 All Time Blockbuster
39 PK Dec 19 2014 324,27,00,000 All Time Blockbuster
40 Dangal Dec 23 2016 374,61,00,000 All Time Blockbuster
41 Secret Superstar Aug 04 2017 62,30,50,000 Average/Semi Hit
42 Thugs Of Hindostan Nov 08 2018 ?? ??

F.G: Filimka Secret Superstar weli natiijadiisa rasmiga ah shabakada Boxoffice India masoo daabicin balse waxay u badan tahay inuu Average ama Semi Hit noqon doono.

Aamir Khan mudo 29-sano uu Bollywood-ka ka tirsan yahay wuxuu sameeyay 41-filim taasi oo ka dhigan cel celis ahaan sanad walbo usoo baxaan 1.41-filim ama 1-filim sanadkii.

Kala Saarida Aamir Khan Filimadiisa Naatiijo Ahaan Sida Ay Noqdeen:

All Time Blockbuster – 5-filim

Blockbuster – 3-filim

Super Hit – 4-filim

Hit – 4-filim

Semi Hit – 4-filim

Average – 4-filim

Below Average – 1-filim

Flop – 9-filim

Disaster – 7-filim

Aamir waxaa u guuleesteen 24-filim taasi oo ka dhigan in xidigaan 58.53% filimadiisa guuleesteen.

Aamir Khan waxa Hit dhameestiran u noqdeen 16-filim taasi oo ka dhigan in 39.02% filimadiisa Hit dhameestiran noqdeen.

Aamir Khan waxaa ka guul dareesteen 17-filim taasi oo ka dhigan in 41.46% filimadiisa guul dareesteen.

Aamir Khan iyo 15-kiisa Filim Hit-ka ugu weyn Noqdeen:

Rank Film Release Date Tiro Tikit Verdict
1 Raja Hindustani Nov 11 1996 4,09,75,000 All Time Blockbuster
2 Dangal Dec 23 2016 3,56,00,000* All Time Blockbuster
3 PK Dec 19 2014 3,36,47,000 All Time Blockbuster
4 3 Idiots Dec 24 2009 3,17,85,000 All Time Blockbuster
5 Dhoom 3 Dec 20 2013 2,97,93,000 All Time Blockbuster
6 Dil Jun 22 1990 Xog malahan Blockbuster
7 Ghajini Dec 25 2008 2,40,14,000 Blockbuster
8 Rangeela Sep 08 1995 1,83,58,000 Blockbuster
9 Ishq Nov 28 1997 2,08,98,000 Super Hit
10 Fanaa May 26 2006 1,39,37,000 Super Hit
11 Qayamat Se Qayamat Tak Apr 29 1988 Xog malahan Super Hit
12 Taare Zameen Par Dec 21 2007 1,24,85,000 Super Hit
13 Lagaan Jun 15 2001 1,93,94,000 Hit
14 Sarfarosh Apr 30 1999 1,36,59,000 Hit
15 Rang De Basanti Jan 26 2006 1,30,14,000 Hit
16 Ghulam June 19 1998 1,09,64,000 Hit

 

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Tiger Shroff Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Dilip Kumar Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Salman Khan Riix Halkaan

2 Responses to Taxliil ku saabsan Mr. Perfectionist Aamir Khan awoodiisa Boxoffice-ka (1988 – 2017)

  1. rashid

    November 30, 2017 at 9:25 am

    Zxp zki Qayamt super hit inu yahay maala xaqiijiyey

    • Zakarie Abdi

      November 30, 2017 at 10:15 am

      Waa xogtii hore ama Old Data ee weli Boxoffice India ma sixin filimkaan siddaa darteed natiijada hada u qoran ayaan u tixgalineynaa ilaa xogtiisa laga saxaayo.