Home » Box Office » Taxliil ku saabsan Suniel Shetty awoodiisa Boxoffice (1992 – 2017)

Taxliil ku saabsan Suniel Shetty awoodiisa Boxoffice (1992 – 2017)

Bollywood Action Hero Suniel Shetty mudo 25-sano ka badan ayuu fanka ka tirsan yahay wuxuuna ka mid ahaan jiray 90-maadkii ilaa bilawgii qarnigaan atoorayaashii daawadayaasha mada daalin jiray awood balaarana ku lahaa Bollywood-ka.

Suniel maanta ma ahan atoore wax gadi karo ama Boxoffice-ka awood ku leh madaama xiligiisii dahabiga laga soo gudbay balse waa xidig weyn oo maqaam fanka Hindiya ku leh waayo qurux badana soo qaatay.

Hadaba Suniel Shetty awoodiisa Boxoffice-ka, filimadiisa guuleestay ama guul dareesteen taxliil ku saabsan fadlan hoos kaga bogo:

Rank Film Release Date Nett Gross Verdict
1 Balwaan 11-Sep-1992 2,70,00,000 Semi Hit
2 Waqt Hamara Hai 2-Jul-1993 2,65,00,000 Average
3 Pehchaan 8-Oct-1993 2,50,00,000 Average
4 Dilwale 4-Feb-1994 6,33,25,000 Super Hit
5 Anth 10-Jun-1994 3,92,75,000 Semi Hit
6 Mohra 1-Jul-1994 12,01,25,000 Blockbuster
7 Gopi Kishen 2-Dec-1994 4,81,25,000 Semi Hit
8 Hum Hain Bemisaal 16-Dec-1994 3,01,50,000 Flop
9 Surakshaa 3-Mar-95 3,82,00,000 Below Average
10 Raghuveer 19-May-95 3,78,00,000 Below Average
11 Gaddaar 9-Jun-95 2,69,00,000 Flop
12 Takkar 14-Jul-95 4,09,00,000 Flop
13 Ek Tha Raja 12-Jan-96 2,66,00,000 Flop
14 Vishwasghaat 19-Jan-96 2,09,00,000 Flop
15 Krishna 2-Aug-96 9,04,00,000 Average
16 Shastra 4-Oct-96 4,80,00,000 Flop
17 Sapoot 8-Nov-96 6,61,00,000 Flop
18 Rakshak 29-Nov-96 6,62,00,000 Flop
19 Border 13-Jun-97 39,46,00,000 All Time Blockbuster
20 Prithvi 29-Aug-97 4,36,00,000 Flop
21 Judge Mujrim 12-Sep-97 3,58,00,000 Average
22 Bhai 31-Oct-97 8,40,00,000 Semi Hit
23 Dhaal 28-Nov-97 2,69,00,000 Flop
24 Qahar 5-Dec-97 6,10,00,000 Average
25 Vinashak 30-Jan-98 6,31,00,000 Flop
26 Aakrosh 3-Apr-98 2,89,00,000 Flop
27 Humse Badhkar Kaun 12-Jun-98 2,30,00,000 Flop
28 Hu Tu Tu 22-Jan-99 4,59,00,000 Flop
29 Bade Dilwala 22-Jan-99 1,73,00,000 Disaster
30 Kaala Samrajya 12-Mar-99 1,03,00,000 Disaster
31 Krodh 17-Mar-00 5,15,00,000 Flop
32 Hera Pheri 31-Mar-00 12,36,00,000 Average
33 Refugee 30-Jun-00 17,08,00,000 Average
34 Jungle 14-Jul-00 8,10,00,000 Average
35 Dhadkan 11-Aug-00 14,02,00,000 Average
36 Aaghaaz 6-Oct-00 5,22,00,000 Flop
37 Kuch Khatti Kuch Meethi 19-Jan-01 5,04,00,000 Flop
38 Officer 2-Mar-01 3,71,00,000 Flop
39 Pyaar Ishq Aur Mohabbat 3-Aug-01 3,32,00,000 Disaster
40 Ittefaq 14-Sep-01 1,92,00,000 Disaster
41 Yeh Teraa Ghar Yeh Meraa Ghar 12-Oct-01 3,87,00,000 Flop
42 Ehsaas 30-Nov-01 97,00,000 Disaster
43 Awara Paagal Deewana 21-Jun-02 16,02,00,000 Average
44 Jaani Dushman – Ek Anokhi Kahani 15-Aug-02 10,73,00,000 Flop
45 Annarth 1-Nov-02 3,00,00,000 Disaster
46 Karz – The Burden of Truth 6-Dec-02 8,70,00,000 Flop
47 Maseeha 13-Dec-02 1,16,00,000 Disaster
48 Kaante 20-Dec-02 20,45,00,000 Below Average
49 Baaz – A Bird in Danger 7-Feb-03 2,81,00,000 Disaster
50 Khanjar 27-Jun-03 61,00,000 Disaster
51 Qayamat 11-Jul-03 17,46,00,000 Average
52 Ek Hindustani 1-Oct-03 1,00,000 Disaster
53 Khel 3-Oct-03 6,99,00,000 Flop
54 L.O.C Kargil 26-Dec-03 17,64,00,000 Flop
55 Rudraksh 13-Feb-04 5,90,00,000 Disaster
56 Main Hoon Na 30-Apr-04 36,20,00,000 Hit
57 Lakeer 14-May-04 4,80,00,000 Disaster
58 Aan – Men at Work 4-Jun-04 9,27,00,000 Disaster
59 Rakht 3-Sep-04 5,34,00,000 Disaster
60 Ek Se Badhkar Ek 17-Sep-04 2,12,00,000 Disaster
61 Hulchul 26-Nov-04 20,29,00,000 Hit
62 Padmashree Laloo Prasad Yadav 28-Jan-05 1,63,00,000 Disaster
63 Blackmail 28-Jan-05 4,14,00,000 Disaster
64 Paheli 24-Jun-05 12,85,00,000 Below Average
65 Dus 8-Jul-05 23,29,00,000 Average
66 Chocolate 23-Sep-05 6,64,00,000 Flop
67 Deewane Huye Paagal 25-Nov-05 15,17,00,000 Flop
68 Fight Club 17-Feb-06 5,48,00,000 Flop
69 Shaadi Se Pehle 7-Apr-06 10,20,00,000 Flop
70 Phir Hera Pheri 9-Jun-06 40,81,00,000 Super Hit
71 Chup Chup Ke 9-Jun-06 13,75,00,000 Average
72 Aap Ki Khatir 25-Aug-06 6,39,00,000 Disaster
73 Umrao Jaan 3-Nov-06 7,43,00,000 Disaster
74 Apna Sapna Money Money 10-Nov-06 14,40,00,000 Semi Hit
75 Shootout At Lokhandwala 25-May-07 29,73,00,000 Semi Hit
76 Cash 3-Aug-07 18,57,00,000 Flop
77 One Two Three 28-Mar-08 17,12,00,000 Average
78 Mr. White Mr. Black 2-May-08 2,81,00,000 Disaster
79 Mission Istaanbul 25-Jul-08 6,35,00,000 Disaster
80 Mukhbiir 29-Aug-08 16,00,000 Disaster
81 Daddy Cool – Join The Fun 28-Aug-09 4,44,00,000 Flop
82 De Dana Dan 27-Nov-09 48,15,00,000 Average
83 Tum Milo Toh Sahi 2-Apr-10 2,11,00,000 Disaster
84 Red Alert – The War Within 9-Jul-10 1,42,00,000 Disaster
85 Barood – The Fire A Love Story 12-Nov-10 28,00,000 Disaster
86 No Problem 10-Dec-10 28,48,00,000 Flop
87 Thank You 8-Apr-11 45,03,00,000 Flop
88 Loot 4-Nov-11 3,20,00,000 Disaster
89 Mere Dost Picture Abhi Baaki Hai 20-Jul-12 18,00,000 Disaster
90 Enemmy 21-Jun-13 1,67,00,000 Disaster
91 Koyelaanchal 9-May-14 1,68,00,000 Disaster
92 Desi Kattey 26-Sep-14 1,85,00,000 Disaster
93

94

2 Chehare

A Gentleman

10-Jul-15

25-Aug-17

1,25,000

17,72,50,000

Disaster

Disaster

 

Suniel Shetty mudo 25-sano uu Bollywood-ka ka tirsan yahay wuxuu sameeyay 94-filim taasi oo ka dhigan in 3.76-filim ama 4-filim sanadkii cel celis ahaan uu sameeyo.

Kala Saarida Filimada Suniel Shetty Sameeyay Natiijo Ahaan:

All Time Blockbuster -1

Blockbuster -1

Super Hit -2

Hit – 2

Semi Hit – 6

Average – 15

Below Average – 4

Flop – 31

Disaster – 32

Suniel Shetty waxaa u guuleesteen 27-filim taasi oo ka dhigan in 28.72% filimadiisa guuleesteen

Suniel Shetty waxaa Hit dhameestiran u noqdeen 6-filim taasi oo ka dhigan in 6.38% filimadiisa Hit dhameestiran noqdeen.

Suniel Shetty waxaa ka guul dareesteen 67-filim taaasi oo ka dhigan in 71.27% filimadiisa guul dareesteen.

Suniel Shetty Iyo Filimadiisa Loogu Daawasho Badan Yahay:

k Film Release Date Tiro Tikit Verdict
1 Border 13-Jun-97 3,70,83,000 All Time Blockbuster
2 Mohra 1-Jul-1994 2,15,07,000 Blockbuster
3 Dilwale 4-Feb-1994 1,28,19,000 Super Hit
4 Main Hoon Na 30-Apr-04 1,26,27,000 Hit

 

Suniel Shetty Filimadiisa Suuqyada Caalamka Blockbuster Ka Noqdeen:

ank Film Release Date USD Verdict
1 Main Hoon Na 30-Apr-04 $4,410,000 Blockbuster

 

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Tiger Shroff Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Dilip Kumar Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Salman Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Raj Kapoor Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Aamir Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Shah Rukh Khan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan John Abraham Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sunny Deol Riix Halkaan

5 Responses to Taxliil ku saabsan Suniel Shetty awoodiisa Boxoffice (1992 – 2017)

  1. Henry Reply

    December 6, 2017 at 3:52 pm

    Sunil shetty so super star malaguwicikaraa

    • Zakarie Abdi Reply

      December 6, 2017 at 8:48 pm

      maya walaal ma gaarin darajadaas

  2. balwan yare Reply

    December 7, 2017 at 1:13 am

    ar away filimki bhai bhai
    sheeko xumayal wale warkina war an ahyn
    waxad so wadan sagaashamadki salman ba ka ficna

    • Zakarie Abdi Reply

      December 7, 2017 at 1:22 am

      Indhaha fiishka ka saaro Bhai waa filimkiisa 22-aad waana Semi Hit, inta aadan soo qeylin liiska si degan u fiiri mida kale Suniel wa atoore weyn anaga atorayaasha waa no siman yihiin.
      Hadii aan taada kuu raacno Salman iyo Suniel isku qaanad kuma jiraan waxaa fanka Hindiya in badan ku weyn Salman isku heerna ma ahan taasi waa xaqiiqo hadii ay adiga ku dhibeyso waa gooni.
      Xasuusnaaw Filimside runta ma qariso xaqiiqna jilaa kama qariso wixii dhab ah ayaan soo gudbnaa ama nagu jeclaaw ama nagu nac qayaarka adiga iska leh sxb!

  3. abdi kaafi Reply

    December 7, 2017 at 3:22 pm

    markahore shabakada filimside & holwadenadeda sharaftaleh thanks fikradayda hadal udhadhaco suniel shetty waxokamityahay atorayasha aan ugu jeclhy Boolawood ka lkn waxan islahay suniel waligis makarin filmadisa darajada All Time Blockbuster waxan isdhahayay darajadas waxokalamityahay sxb akshay Kumaar aniga waxan siqas ah utageraa akshay kumaar hasa ahaate maxaqiro manaxaqirikaro jilayashakale marka filimside.net side uxaqiree anigo shaqsiyaba waxmaxaqirin filimside waxatihii indhaha aankudawano wararka Bolawood ka waxan inku jeclhy runta filimside nagaralinoqda hadanunahay aqristayaasha kuxiran wabkn calamigaah wayo waxkasto oo nagusodhaco wan iskaqoraynaa madahsanidiin

Leave a Reply to Zakarie Abdi Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *