Home » . » Taxliil Ku Saabsan Super Star Hrithik Roshan Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2000 – 2017 )

Taxliil Ku Saabsan Super Star Hrithik Roshan Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2000 – 2017 )

Super star Hrithik Roshan si xawli ah ayuu bollywood-ka kusoo galay sanadii 2000 asigoo muda 14 maal mood ku noqday super star weyn oo caan ka ah gudaha hindiya iyo daafaha caalamka.

Haddaba waxaa idin heynaa taxliil ku saabsan awooda Hrithik Roshan uu boxoffice-ka ku leeyahay laga soo bilaabo 2000 ilaa 2017 filim walbo uu sameeyay iyo natiijada uu noqday.

Rank Film Release Date Nett Gross Verdict
1 Kaho Naa… Pyaar Hai 14-Jan-00 44,28,00,000 Blockbuster
2 Fiza 8-Sep-00 14,67,00,000 Semi Hit
3 Mission Kashmir 27-Oct-00 22,99,00,000 Average
4 Yaadein 27-Jul-01 14,65,00,000 Flop
5 Kabhi Khushi Kabhie Gham… 14-Dec-01 55,65,00,000 Blockbuster
6 Aap Mujhe Achche Lagne Lage 19-Apr-02 9,59,00,000 Flop
7 Na Tum Jaano Na Hum 10-May-02 8,14,00,000 Disaster
8 Mujhse Dosti Karoge! 9-Aug-02 12,95,00,000 Flop
9 Main Prem Ki Diwani Hoon 27-Jun-03 17,80,00,000 Flop
10 Koi Mil Gaya 8-Aug-03 47,20,00,000 Super Hit
11 Lakshya 18-Jun-04 23,56,00,000 Flop
12 Krrish 23-Jun-06 72,15,00,000 Blockbuster
13 Dhoom 2 24-Nov-06 81,01,00,000 Blockbuster
14 Jodhaa Akbar 15-Feb-08 56,04,00,000 Semi Hit
15 Kites 20-May-10 47,85,00,000 Flop
16 Guzaarish 19-Nov-10 29,57,00,000 Disaster
17 Zindagi Na Milegi Dobara 15-Jul-11 86,72,00,000 Hit
18 Agneepath 26-Jan-12 122,61,00,000 Super Hit
19 Krrish 3 1-Nov-13 198,66,00,000 Blockbuster
20 Bang Bang 2-Oct-14 144,86,00,000 Semi Hit
21 Mohenjo Daro 12-Aug-16 53,68,00,000 Disaster
22 Kaabil 26-Jan-17 92,71,00,000 Below Average

Kala Saarida Filimada Uu Hrithik Roshan Sameeyay Natiijo Ahaan:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 5

Super Hit – 2

Hit – 1

Semi Hit – 3

Average 1

Below Average – 1

Flop – 6

Disaster – 3

Hrithik Roshan %54 filimadiisa wey guuleestaan

Hrithik Roshan %36 filimadiisa hit dhameestiran ayay noqdeen

Hrithik Roshan %45 filimadiisa wey guul dareestaan

Hrithik Roshan Iyo 10-kiisa Filim Ee Hits Ugu Weyn Noqdeen Iyo Tirada Tikit U Goosteen:

Rank Film Release Date Footfalls Verdict
1 Kabhi Khushi Kabhie Gham… 14-Dec-01 3,11,73,000 Blockbuster
2 Kaho Naa… Pyaar Hai 14-Jan-00 3,06,63,000 Blockbuster
3 Krrish 3 1-Nov-13 2,45,87,000 Blockbuster
4 Dhoom 2 24-Nov-06 2,15,57,000 Blockbuster
5 Krrish 23-Jun-06 1,96,17,000 Blockbuster
6 Koi Mil Gaya 8-Aug-03 1,94,32,000 Super Hit
7 Agneepath 26-Jan-12 1,72,66,000 Super Hit
8 Zindagi Na Milegi Dobara 15-Jul-11 1,10,97,000 Hit
9 Jodhaa Akbar 15-Feb-08 96,48,000 Hit
10 Bang Bang 2-Oct-14 1,51,42,000 Semi Hit

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

One Response to Taxliil Ku Saabsan Super Star Hrithik Roshan Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2000 – 2017 )

  1. papio bashka

    November 24, 2017 at 4:44 pm

    asc bahda filimside dhmtiina
    taxliil kusaabsan salman khan inaad noosoo gudbisaan markasta aan idiin kacodsada iitixgiliya codsigeyga thanks