Home » Box Office » Taxliil Ku Saabsan Young Star Tiger Shroff Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2014 – 2017 )

Taxliil Ku Saabsan Young Star Tiger Shroff Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2014 – 2017 )

Young Star Tiger Shroff wuxuu ka mid yahay kuwa dhalinta Hindiya xiligaan ugu mustaqbalka wanaagsan madaama atoorahan darajada Action Hero uu xili hore la wareegay.

Tiger Shroff waa atoore isku filan wuxuuna awoodiisa in badan ku muujiyay filimkiisii Baaghi 2016 kaasi oo Hit weyn noqday, Tiger hadii uu helo sheko wacan Action iyo Dance leh waa mid hubaal ah inuu mashruucaas Big Hit ka dhigaayo.

Tiger waxaa saaran culees ku aadan in labadiisii filim ee ugu dambeeyeen A Flying Jatt iyo Munna Michael Flop ka noqdeen balse mashaariicda u diyaarsan oo heer sare ah ayuu culeeska isaga qaadi karaa sida Baaghi 2, Student of The Year 2, filimka isaga iyo Hrithik iyo Rambo Remake.

Fadlan hoos kaga bogo taxliil ku saabsan Tiger aflaanta uu ilaa hada sameeyay natiijo ahaan noqdeen:

1. Heropanti (2014) – 50.51 Crore Hit

2. Baaghi (2016) – 76.06 Crore Hit

3. A Flynig Jatt (2016) – 30.76 Crore Flop

4. Munna Michael (2017) – 33.71 Crore Flop

Tiger Shroff mudada sedexda sano fanka ka tirsan wuxuu sameeyay 4-filim taasi oo ka dhigan in 0.75 filim ama hal filim ku dhawaad sanadkii uu sameeyo.

Kala Saarida Filimada Tiger Shroff Sameeyay:

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 0

Super Hit – 0

Hit – 2

Semi Hit – 0

Average – 0

Below Average – 0

Flop – 2

Disaster – 0

Tiger Shroff waxaa u guuleesteen 2-filim taasi oo ka dhigan in 50% filimadiisa guuleesteen.

Tiger shroff waxaa Hit dhameestiran u noqdeen 2-filim taasi oo ka dhigan in 50% filimadiisa guuleesteen.

Tiger Shroff waxaa ka guul dareesteen 2-filim taasi oo ka dhigan in 50% filimadiisa guuleesteen.

Hadaa U Baahan Tahay Atooraayaasha Hori Taxliilkooda Ugu Hadalnay Hoos Kaga Bogo

Taxliil ku saabsan Amitabh Bachchan Riix Halkaan

Taxliil ku saabsan Govinda Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Akshay Kumar    Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Ajay Devgn Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Sidharth Malhotra Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Varun Dhawan Riix Halkaan

Taxliil Ku Saabsan Hrithik Roshan Riix Halkaan