Home » Box Office » Taxliil Kusaabsan Filmsameye Aditya Chopra Awoodisa Box-officeka 1995-2017 Wax Ka Ogow!!

Taxliil Kusaabsan Filmsameye Aditya Chopra Awoodisa Box-officeka 1995-2017 Wax Ka Ogow!!

Aditya Chopra waa mid kamid ah filmsameyaalka ugu caansan Bollywoodka wuxuuna sameyay aflaam taariikhi ah kuwaaso daawadayaasha ilaa hada aysan ka xiisa dhigeynin.

Aditya waxaa aabo u ah King of Romance Yash Chopra halka Uday Chopra ay walaalo yihiin waxaana udhaxda oo xaaskisa ah atiriishada caanka ah ee Rani Mukerji.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Taxliil Kusaabsan Aditya Chopra Awoodisa Box-officeka:

Magaca Filmka                Xiliga La Daawaday               Lacagaha Uu Keenay           Natiijada Uu Gaaray:

DDLJ                                 20 Oct 1995                           53,31,25,000                       All Time Blockbuster

Mohabbatein                   27 Oct 2000                            41,88,00,000                      Blockbuster

Rabne Bana Di Jodi         12 Dec 2008                            84,68,00,000                      Blockbuster

Befikre                             9 Dec 2016                              60,26,50,000                      Below Average

 

Kala Saarida Natiijo Ahaan Filmada Sare Kuxusan:

All Time Blockbuster: 1

Blockbuster: 2

Super Hit: 0

Hit: 0

Semi Hit: 0

Average: 0

Below Average: 1

Aditya Chopra intii uu kuguda jiray shaqada Filmsameynta wuxuu guud ahaan uu sameyay oo uu Director ka noqday kaliya 4 Film waxaana u guulestay 3 film taasi oo kadhigan in 75% filimadiisa guul gaareen xidigaan.

Sido kale Aditya filmada uusameyay waxaa Hit dhamestiran u noqdeen kaliya 3 film taasi oo kadhigan in 75% filmadiisa Hit dhamestiran noqdeen.

Aditya filmada uusameyay waxaa ka guuldarestay kaliya hal film taasi oo ka dhigan 25% filmadiisa guuldaresteen…….

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *