Taapsee Pannu Filimkeeda Thappad ayaa ka faaideystay feestadii Holi ee talaadadii waxuuna keenay 1.50 Crore wadarta guudna waxuu maraa 28.25 Crore mashruucan ayaana Holi inyar soo dhaaqajisay oo dad badan ayaa usoo daawasho tageen taaaldo waxaana muuqata todobaadkiisa 2-aad inuu 9 Crore keeni doono.

Wadarta guud ganacsigiisa wali waa mid hoose waxaana ugu wacan in mashruucan gabi ahaantiisa daawadayaasha inta badan iska diideen waxuuna tiyaatarada sii saarnaan doonaa ilaa seddex todobaad kale bal si uu cimri ahaan u keeno lacago xoogaa la tixgalin karo laakiin wuxuu ka dhintay waa todobaadkiisa kowaad oo uu ganacsi tacbaan ah sameeyay.

Mudo 12 maalmood ah Thappad ganacsigiisa waa sida tan:

Todobaadka Kowaad: 20.89 Crore

Jimco Labaad: 90 Lakh

Sabti Labaad: 1.65 Crore

Axad Labaad: 2.40 Crore

Isniin Labaad: 1 Crore

Talaado Labaad: 1.50 Crore

Wadarta Guud: 28.29 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here