The GQ Men of The Year Awards waa mid kamid ah abaal marinada ugu caansan fanka hindiya lana gudoonsiiyo Ragga sanadka ugu Style-ka wacan sanad walba ayaana la qabtaa abaal marintaa xitaa reer Hollywood ayaa qabsadaan.

Markii ugu horeysay 2008 ayaa la qabtay Ragga ugu labiska wacan Magazine Cover-ka America iyo india ayaa loo soo xushtaa oo Bil walba jilaa sawirkiisa ayee Cover kaga dhigtaan.

Hadaba xafladan oo xalay la qabta sida caadada ahed waxaa kasoo qeyb galeen qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka oo Ragg iyo Dumarba isugu jiraan goobtana wacdaro ayee ka dhigeen.

Sawirada aan soo helnay dhamaan jilayaasha kasoo qeyb galeen ma ahan balse qaarkood ayaan kasoo helnay sawiro sida Hrithik Roshan, Sara Ali Khan iyo kuwa kale bal hoos ka daawo xidigihii xalay meesha qabsadeen…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here