Home » Box Office » Thor oo kaalinta7-aad ka galay filimada Hollywood-ka maalinta 1-aad lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen

Thor oo kaalinta7-aad ka galay filimada Hollywood-ka maalinta 1-aad lacagaha ugu badan Hindiya kasoo xareeyeen

Filimka Thor – Ragnarok ayaa ganacsi heer sare ah maalintiisa kowaad gudaha Hindiya ka sameeyay wuxuuna keenay 7.75 Crore (Trade Figure) asigoo noqday filimka 7-aad ee ugu bilaabashada wanaagsan aflaanta Hollywood-ka sameeyeen gudaha Hindiya laga daawaday.

Fast & Furious 7 oo sanadii 2015 la daawaday ayaa weli ah filimka Hollywood-ka ee maalinta kowaad lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyay wuxuuna keenay 12.03 Crore (Trade Figure).

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee maalinta kowaad lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen gudaha Hindiya oo ay Hollywood-ka sameeyeen sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

1. Fast & Furious 7 (2015) – 12.03 Crore

2. The Avengers – Age Of Ultron (2015) – 10.96 Crore

3. The Jungle Book (2016) – 10.12 Crore

4. Fast & Furious 8 (2017) – 9.57 Crore

5. Captain America (2016) – 8.46 Crore

6. Batman v Superman (2016) – 7.93 Crore

7. Thor : Ragnorak – 7.75 Crore

8. The Amazing Spiderman 2 (2014) – 7.48 Crore

9. XXX – Return Of Xander Cage (2017) – 7.21 Crore

10. The Amazing Spiderman (2012) – 6.77 Crore