Tiger Shroff Iyo Disha Patani Booskodi Waxaa Gali Doonan Sushanta Singh Rajput Iayo Kriti SanonA!!

Tiger Shroff iyo Disha Patani  waxay kamid yihiin lamaanayasha ugu caansan Bollywoodka kuwaso maanta dhex dabaalanayaan guul wacan.

Maadama mashruucoda Baaghi 2 Blockbuster weyn noqday hadaba waxaa jiro Tiger iyo Disha film ay iska diiden kaaso lagu magacaabo Dirty Dancing kaaso ah film American ah sido kalena Tv-yada laga daawaday.

Filmkana ayaa waxaa la qorsheyay in isagoo Hindi ah la sameyo waxaana loo dhiibay Tiger iyo Disha sia ay u jilaan balse wey ka cudur daarten maadama Tiger mashaariic kale ku mashquul sanyahay sida Student of The Year 2 oo kale halka Disha filmkeda koonfur india ee Sanghamitra sidaa awged wax fursad ah uma hayaan inee sameyaan filmkaan kale.

Hadaba kooxda mashruucan cusub waxay goaansaden in booski Tiger iyo Disha lagu bedelo lamaanaha kale e caanka aha Sushanta Singh Rajput iyo Kriti Sanon kuwaaso filmkaan wada jili doonan.