Tiger Shroff iyo Disha Patani oo ka qayb galeen barnaamijka Super Dancer 2 si ay Baaghi 2 ugu xayeysiiyaan (+sawiro)

Disha Patani matches up with Tiger Shroff’s styling as the two promote Baaghi 2 on the sets of Super Dancer 2

Tiger Shroff iyo gabadha lagu xanto sidoo kalena la jileyso filimka Baaghi 2 Disha Patani ayaa ka qay galeen barnaamijka tartanka Dance-ga ee TV-yada laga daawado Super Dancer 2.

Tiger iyo Disha waxay goobta u tageen inay filimkooda Baaghi 2 ku xayeysiistaan sidoo kalena tartamayaasha iyo daawadayaasha ayay si wacan ula fal galeen ayagoo masraxa Dance ku sameeyeen.

20180312143422_IMG_0719

Baaghi 2 waxaa la daawan doonaa 30-ka bishan Maarso waxaana Director ka ah Ahmed Khan halka Sajid Nadiadwala u soo saare ka yahay sidoo kalena Manoj Bajpayee, Randeep Hooda iyo Preitek Barbar ayaa doorar muhiim ah ku leh.

20180312143356_IMG_0704

Tiger ayaa bandhiga Super Dancer 2 ka sheegay in Baaghi 2 sameyntiisa dhib badan ka maray dhanka ficilada halista ah sidoo kalena uu kalsooni weyn ku qabo in filimkaan daawadayaasha ka heli doonaan sheeko ahaan iyo Actionkiisa iyo heesihiisa wacan.

20180312140357_IMG_0631

Disha Patani iyadana waxay u mahad celisay kooxda Baaghi 2 sida ay mashruucaan ugu soo dhaweeyeen si gaar ah Tiger iyo soo saare Sajid Nadiadwala waxayna sheegtay filimkaan inay door udub dhexaad sheekada u ah ku leedahay.

20180312135240_IMG_0622

20180312134659_IMG_0607

20180312134638_IMG_0605