Tiger Shroff iyo Disha Patani waxay kamid yihiin lamaanayaasha Bollywoodka kuwooda la isku xaman jiray waligood balse xiriirkoda aan shaaca ka qaadin mudo sanado ah ayaana xidigahan la isku xantaa.

inkastoo labadan lamaane ay mar walba saxaaafada ka hor sheegan kaliya inay saaxiibo yihiin laakiin jaceyl lama qari karo dishapatani ayaa waxaa lasoo ogaaday waqtigeeda ugu badan inay la qaadato tiger shroff iyo qoyskiisa iyadoo xilli walba jecel inayla cuntayso aktarkan

dhawaan Tiger waxa uu la fal-galay taageerayaashiisa maadama aysan jirin wax shaqo ah waxaana wax laga weydiiyay waxyaabaha ay Disha ku mutaysan karto inuu isaga guursado ama kusoo jiidi kara inuu dhawaan guursan  atariishada Disha Patani

Tiger Shroff oo su’aasha ka jaawabaya ahaa waxa uu sheegay inay Disha uu ku jecel yahay inay tahay shaqsi daacad ah, xor ah sidoo kalena gabar karti badan taaso mudan in ka guursado

Tiger ayaa waxa uu Disha Patani kala dul-dhacay amaan nooc walba ah isagoona shaaca ka qaaday sida ay agtiisa ugu weyn tahay iyada labadan lamaane ayaa waxaa si weyn laysku xaglinaya inuu ka dhaxeeyo xariir jaceyl

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here