Hadii xidigaha Bollywoodka badankood fasaxa sanadka cusub dalxiiskiisa wali ku maqan yihiin hadaba ogow xidigaha koonfur India nasiino uma taalo todobaadkii u dambeyayna waxay kukala mashquulsanaayen howlahooda Filimada iyo kuwooda gaarka ah.

Hadaba xidigaha ugu caansan koonfur iyo howlahee ku guda jireen todobaadkii tagay hoos kaga bogo si aan Update oga dhigno wararka koonfur oo dad badan xiiseyaan.

Mega Star Chiranjeevi:xidigaan waxuu ka qeyb galay xaflad lagu daah furaayey buug cusub waana xaflad ay dhigteen xubno katirsan fanka koonfur India dad badan ayaana lagu casuumay oo uh Chiru kamid yahay dhanka shaqadana Filimkiisa u dambeyay waxuu ahaa Sye Raa Narasimha Reddy.

MAA diary launch: Chiranjeevi and Rajasekhar engage in war of words; latter's wife apologises to Sye Raa Narasimha Reddy star

Vijay: Superstar Vijay ayaa baraha bulshada soo dhigay aragtida kowaad ee Filimkiisa Master waana filimkiisa 64-aad waxuuna dadka la wadaagay in mashruucan magac ahaan Master loo bixiyay dhanka kale aragtida ayaa ahed mid dadka ka yaabisay maadama xanaaq badan ka muuqdo.

View image on Twitter

Mahesh Babu: muuqaalka yaraa ee laga soo bandhigay Suldan Mahesh heeska Daang Daang todobaadkii hore ayaa dhanka Youtubeka ku gaaracay Allu Arjun heeskiisa Ramuloo waxaana mudo 24 saac todobaadkii hore Mahesh heeskiisa ku daawatay in kabadan 182K balse hada tirada intaa wey ka badantahay.

Daang Daang and Ramuloo Ramulaa Mahesh Babu Allu Arjun

Naga Chaitanya iyo xaaskiisa Samantha: xidigahan iyagoo Goa kusugan ayuu sanadka cusub 2020 bilaawday halkaas ayeena ku dabaal dageen balse dalxiis kuma aysan jirin ee howlo shaqo ayee halkaas u joogeen:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here