Iyada oo aan la dafiri karin Sanjay Dutt awoodiisa hadana waxaa la ogsoonyahy inuu kujiro marxalad ubaahan dadaal iyo sookabasho xookan maadaama laga sheegay halyeyga kansarka sambabada ,

mashruuca kaliya ee wajahaya culeyska dib u dhacan ayaa ah filmka Director Prashanth Neel’s KGF 2, kaasoo 2018kii qeybta 1aad uu kuxarakeeyay Superstar-ka Kannada ee Yash. hadana wijiga 2aad ee filmka ayaa doorka weyn lagasiiyay Sanjay dutt kaasoo door xumaan ah kumatalaya KGF2 .

Sanjay Dutt wuxuu helay taxane weyn oo Action ah Balse nasiib darro xaaladiisa caafimaad ayaa baajisay dhameestirka duubitaanka filmkaan. Waxay umuuqataa inay qaadanayso waqti dheer in la dhammeeyo. . Ilo ku dhow dhow mashruuca ayaa u sheegaya qoraaga in jadwalka 3-todobaad uu kaharsanaa uu istaagi doono .

Jadwalkan wuxuu ahaa in lagu daro duubitaanka Mr Dutt iyo Yash ee dagaalka cimilada adag kudhaxnari lahaa dhamaadka filmka. Laakiin hadda waala istaajin doonaa sheekadaas, ”ayaa laga soo xigtay ilo ku dhow mashruuca. Walwal ma jiro, illaa iyo inta Sanjay Dutt uu mar kale si buuxda ugusoo laabanayo

Si lamid ah Sadak 2 ayuu door muhiim ah kuleeyahy Sanju. siduu sheegay sadax bilood oo fasax ah ayuu ubaahday lamana hubo inuu sadaxbilood kusoo laaban karro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here