Home » Box Office » Toilet Ek Prem Katha ganacsigiisa ugu dambeeyay oo Update ah dibad iyo Dal

Toilet Ek Prem Katha ganacsigiisa ugu dambeeyay oo Update ah dibad iyo Dal

Shabakada Boxoffice India ayaa soo update gareesay Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha ganacsigiisa dib iyo dal madaama uu tiyaatarada saarnaa tan iyo 4 August 2017.

Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay TEPK ganacsigiisa gudaha Hindiya wuxuu ku ekaaday 132 Crore (Trade Figure) oo nadiif ah ama canshuurta kadib.

TEPK ganacsigiisa ugu wacan wuxuu ka sameeyay Delhi/UP asigoo kasoo xareeyay 32 Crore oo nadiif ah

Sidoo kalena ganacsigiisa guud canshuurta ka hor filimka TEPK wuxuu gudaha hindiya kasoo xareeyay 168.79 Crore (Gross Money) ayadoo filimkaan canshuurta laga dhaafay gobolka UP.

TEPK suuqyada caalamka wuxuu kasoo xareeyay 32 Crore ($4.84M) wuxuuna ganacsigiisa ugu wacan ka sameeyay USA/Canada.

Sidoo kalena isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka filimkaan wuxuu soo xareeyay lacago 200.79 Crore (Worldwide Gross) gaarayo.

Fadlan hoos kaga bogo TEPK lacagaha nadiifka ah ee uu todobaad walbo gudaha Hindiya kasoo xareeeyay:

Todobaadka kowaad – 94.21 Crore

Todobaadka labaad – 27.98 Crore

Todobaadka sedexaad – 6.95 Crore

Todobaadka afaraad – 2.08 Crore

Todobaadka shanaad – 59 Lakh

Todobaadka lixaad – 21 Lakh

Todobaadka todobaad – 4.50 Lakh

Todobaadka sideedaad – 5 Lakh

Wadarta Guud – 132.07 Crore (Trade Figure) waa lacagta nadiifka ah ee filimkaan ku istaagay waana filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay 2017 ee Bollywood sameeyeen.

TEPK Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor gudaha iyo dibada hoos kaga bogo iyo wadartooda guud:

Lacagta guud ee uu Hindiya ka keenay Canshuurta ka hor (Gross Money) – 168.79 Crore

Lacagta guud ee uu ka keenay suuqyada caalamka – 32 Crore

Wadarta Guud isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka – 200.79 Crore (Worldwide Gross)

2 Responses to Toilet Ek Prem Katha ganacsigiisa ugu dambeeyay oo Update ah dibad iyo Dal

  1. shucayb

    October 11, 2017 at 11:40 am

    sxb natiijada muxuu noqday

    • Zakarie Abdi

      October 11, 2017 at 12:05 pm

      Super Hit