atariisho quruxda badan ee Disha Patani taaso carcar kuwaaso gashay Bollywoodka maadaama ay isku darsatay qurux iyo jiliin sare ah

waxaana atariishadan ay maalmahan ku maqnayd dalka Thailand iyadoo halkaas u joogtay arimo shaqo sawiro qaadis maadaama ay leedahay qurux iyo Style

laakiin atariishadan inta ay halkaas ku sugnayd waxaa ay bixisay wareysi xiiso badan taaso ay kaga hadashay arimo badan waxaana atariishadan la weydiiyay aktarka ay y aragto ama ay jeceshay aktarada sameeya aflaamta Action ah

Disha ayaa soo hadal-qaaday inay xiisayso aktaro badan oo Hollywood ah kuwaaso looga haray samaynta ficilada Action ah sida Tom Cruise , Angelina Jolie iyo Jackie Chan

laakiin Disha ayaa dooqayda kowaad waxa ka dhigatay jaceylkayda Tiger Shroff kaaso ay ku tilmaamtay jilaa ay ugu jeceshay dhanka Action ah isagoona sheegtay inay si weyn u taageerto iyadoo arrintan ay si ifinayso xariirka jaceyl ee ka dhaxeeya labadan jilaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here