atariisho quruxda badan ee Disha Patani taaso carcar kuwaaso gashay Bollywoodka maadaama ay isku darsatay qurux iyo jiliin sare ah

waxaana atariishadan ay maalmahan ku sugnayd gurigeeda maadaama dalka inida la xayiray iyadoo atariishadan su’aalo lagu weydiiyay baraha bulshada

laakiin atariishadan inta ay halkaas ku sugnayd waxaa ay bixisay wareysi xiiso badan taaso ay kaga hadashay arimo badan waxaana atariishadan la weydiiyay aktarka ay y aragto ama ay jeceshay aktarada sameeya aflaamta Action ah

Disha ayaa soo hadal-qaaday inay xiisayso aktaro badan oo Hollywood ah kuwaaso looga haray samaynta ficilada Action ah sida Tom Cruise , Angelina Jolie iyo Jackie Chann

laakiin Disha ayaa dooqayda kowaad waxa ka dhigatay jaceylkayda Tiger Shroff kaaso ay ku tilmaamtay jilaa ay ugu jeceshay dhanka Action ah isagoona sheegtay inay si weyn u taageerto iyadoo arrintan ay si ifinayso xariirka jaceyl ee ka dhaxeeya labadan jilaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here