Aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan la wadaagno filimada Hits-ka ugu waa weyn noqdeen sanad walbo si macluumaad dheeri ah Bollywood-ka kaga helaan.

Hadaba shabakada waxay jeceshahay inay aqristayaasheeda usoo gudbiso xog saxan oo tixraac leh sidaa darteed xog saxan 100% oo tixraac leh waxaa laga helaa shabakada Boxoffice India keydka ugu weyn Bollywood-ka.

Boxoffice India dadaal wadaa welina sixitaan ayay ku wadaa xogaha filimada balse ilaa haatan wax saxday oo keedisay oo Data Base-keeda ku jiraan laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada ay Bollywood-ka sameeyeen mid walbo lacagaha uu keenay iyo natiijadiisa rasmiga ah.

Sidaa darteed waxaan maanta mar kale idinla wadaageynaa 10-ka filim ee lagu tilmaamay Hits-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen sanadii 2000 (TOP 10 HITS 2000):

1. Kaho Naa… Pyaar Hai (Blockbuster) 44.27 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 284.00 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 30-Million iyo 663,000 qof.

2. Mohabbatein (Blockbuster) 41.88 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 247.50 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 26-Million iyo 723,000 qof.

3.Kya Kehna (Super Hit) 12.17 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 71.04 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 7-Million iyo 671,000 qof.

4.Dulhan Hum Le Jayenge (Hit) 18.85 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 123.34 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 13-Million iyo 317,000 qof.

5.Badal (Hit) 15.38 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 107.93 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 11-Million iyo 654,000 qof.

6.Hamara Dil Aapke Paas Hai (Hit) 14.78 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 90.99 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 9-Million iyo 825,000 qof.

7.Fiza (Semi Hit) 14.67 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 92.27 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 9-Million iyo 969,000 qof.

8. Mission Kashmir (Average) 22.98 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 138.76 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 14-Million iyo 982,000 qof.

9. Josh (Average) 17.83 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 112.38 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 12-Million iyo 134,000 qof.

10. Refugee (Average) 17.08 crore Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 110.77 crore sidoo kale filimkaan waxaa tiki u goosatay 11-Million iyo 960,000 qof.

Hit-ka ugu weynaa 2000 waxaa sameeyay hrithik Roshan

10 Hits ugu weynaa 2000 seddax filim waxaa ku lahaa Hrithik Roshan

10 Hits ugu weynaa 2000 Shah Rukh khan wuxu lahaa 2 filim

Salman, Anil, Bobby Abhishek, Iyo amitabh Bachchan 10 hits ugu weynaa hal filim ayay ku lahaayeen.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here