Home » . » Top 10: Shashi Kapoor Iyo 10-Kiisa Filim Ee Mar Walbo Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Top 10: Shashi Kapoor Iyo 10-Kiisa Filim Ee Mar Walbo Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

Waxaa Shalay geeriyooday mid ka mid jilaayaasha ugu wanaagsan ee soo maray taariikhda bollywood-ka waqtigii hore ee dahabiga ahaa Shashi Kapoor.

Shashi Kapoor ayaa bilooyinka ugu danbeeyay xanuun heeyay wuxuuna shalay ku geeriyooday Kokilaben Ambani hospital ee ku yaalo Mumbai.

Sidaa daraadeed waxaa lasoo bandhigaaya walbo oo ku saabsan SKapoor maantana waxaa lasoo bandhigay 10 filim oo halyeeygaan lagu xasuusan doono qaab jiliin ahaan.

Fadlan hoos kaga bogo 10-filimka ee halyeey Shashi Kapoor lagu xasuusan doono mar walbo qaab jillin ahaan.

New Delhi Times – 1986

shahs-2

Deewaar – 1975

shahs-3

Junoon – 1979

shahs-4

Namak Halaal – 1982

shahs-5

Kalyug 1981

shahs-6

Jab Jab Phool Khile

shahs-7

Trishul – 1978

shahs-8

The Householder – 1963

shahs-9

Shakespeare Wallah: The Householder – 1965

shahs-10

Suhaag – 1994

shahs-11

4 Responses to Top 10: Shashi Kapoor Iyo 10-Kiisa Filim Ee Mar Walbo Lagu Xasuusan Doono (+Sawiro)

  1. Zanganiya Reply

    December 5, 2017 at 8:46 pm

    Codsi.
    Wilka u dhalay shashi kapoor o somalidu u taqan atooraha americanka aaway. Name kisa wxan umaleha karan kapoor intu ku danbeyay actorkaa

    • Zakarie Abdi Reply

      December 5, 2017 at 9:11 pm

      Karan Kapoor fanka wa hore ayuu isaga baxay hooyo British ah ayaa dhashay gudaha UK ayuu ku nool yahay balse wuu jogay aaskii aabihiis.

  2. Mohamed atoore Reply

    December 5, 2017 at 11:38 pm

    Suhaag 1994 akshay iyo ajay devgn soo ma eheen mise suhàag amithab ayaa ka wadeen

    • Zakarie Abdi Reply

      December 6, 2017 at 12:12 am

      Suhaag Amitabh iyo Shashi midkooda ayaa horeeyay midka Ajay iyo Akshay ayaa dambeeyay.

Leave a Reply to Zakarie Abdi Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *