Home » Box Office » Top 10: Waa Kuwee 10-ka filim 2018 lacagaha ugu badan soo xareeyeen ee Bollywood-ka sameeyeen

Top 10: Waa Kuwee 10-ka filim 2018 lacagaha ugu badan soo xareeyeen ee Bollywood-ka sameeyeen

Sanju ayaa si rasmi ah u noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay 2018 asigoo mudo 13-maalmood ah ku keenay 285 Crore (Trade Figure).

Sanadkan 6-da bilood ee ugu horeesay waxaa hogaanka Bollywood-ka u haayay Padmaavat oo 282 Crore keenay waxaana la islahaa Race 3 ayaa hogaanka la wareegi doono balse wuu fashilmay asigoo ku istaagay 166 Crore.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen 2018 oo haatan bishii 7-aad lasii maraayo waxaaana sanadka ka harsan 5-bilood oo qura:

1. Sanju (29 Jun 2018) – 285 Crore (Mudo 13-maalmood ah)

2. Padmaavat (25 Jan 2018) – 282.28 Crore

3. Race 3 (15 Jun 2018) – 166 Crore

4. Baaghi 2 (30 Mar 2018) – 160.74 Crore

5. Raazi (11 May 2018) – 122.25 Crore

6. Sonu Ke Titu Ki Sweety (23 Feb 2018) – 100.80 Crore

7. Raid (16 Mar 2018) – 98.02 Crore

8. Veere Di Wedding (1 Jun 2018) – 80.17 Crore

9. Pad Man (9 Feb 2018) – 78.22 Crore

10. Parmanu (25 May 2018) – 64.45 Crore

5-Bilood Ee Harsan Iyo Filimad Waa Weyn Safka 10-ka Sare Wax Ka Badali Karaan:

1. Gold (15 Aug 2018)

2. Yamla Pagla Deewana Phir Se (31 Aug 2018)

3. Sui Dhaaga – Made In India (28 Sep 2018)

4. Namaste England (19 Oct 2018)

5. Thugs of Hindostan (7 Nov 2018)

6. Student Of The Year 2 (23 Nov 2018)

7. 2.0 (29 Nov 2018)

8. Total Dhamaal (7 Dec 2018)

9. Zero (21 Dec 2018)

10. Simmba (28 Dec 2018)

Aqriste 10-ka Filim Waa Weyn ee Harsan Imisa Ayaa Ka Mid Noqon Karto 10-ka Filim 2018 Lacagaha Ugu Badan Soo Xareen Karaan Fadlan Nala Wadaag Aragtidaada.

One Response to Top 10: Waa Kuwee 10-ka filim 2018 lacagaha ugu badan soo xareeyeen ee Bollywood-ka sameeyeen

  1. Bkr Reply

    July 12, 2018 at 2:25 pm

    Zero ayaan u rajeenaa insha Allah iyo thugs of hindustani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *