Home » Box Office » Top 10 worldwide Grosses: Filmada Hollywoodka Ee Caalamka Lacaga Ugu Badan Abid Kasoo Xareyeen!!

Top 10 worldwide Grosses: Filmada Hollywoodka Ee Caalamka Lacaga Ugu Badan Abid Kasoo Xareyeen!!

Marka laga hadlaayo aflaamta ugu waaweyn caalamka waxaa darajadaas u gaar ah filmada Hollywoodka maadama daqliga aflaamta ugu badan ayaga soo saaran.

Hollywoodka iyo Bollywoodka isku miisaniyad ma aha sido kalena aflaamtoda isku si uma gadmaan sidaa awged aflaamta caalamiga sida waalida ah oga gadmaan waa Hollywoodka.

Sidaa awged waxaan idiin heynaa 10ka film ee taariikhda aduunka lacagaha ugu badan soo xareyeen iskudarka gudaha Hollywoodka iyo daafaha caalamka sida shabakada Box-office Mojo ku keydsan.

Avatar oo la daawaday sanadkii 2009 ayaa hogaanka u haya liiskan isagoo keenay $2.7 Billion mana aha lacag yar.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Filmada Lacaga Ugu Badan Suuqyada Caalamka Ka Keenen Ee Hollywoodka Ah:

Avatar: $2.78 billion

Titanic: $2.18 billions

Star Wars: The Force Awakens: $2.06 billions

Jurassic World: $1.67billion

Marvel’s The Avengers: $1.51 billion

Furious 7: $1.51 billion

Avengers: Age of Altron: $1.40 billion

Harry Potter and the deathly hallows 2: $1.34 billion

Forzen: $1.27 billion

Beauty and the beast: $1.26 billion