Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff ayaa Bollywood-ka ku qabsadeen filimkooda War kaasi oo haatan noqday sanadkan 2019 filimka Axadiisa kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyo wuxuuna keenay 36 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday.

War waa filimka kaliya ee sanadkan 2019 Axadiisa kowaad darajada 30 Crore ka talaabo wuxuuna 6 Crore dheeraaday filimka Saaho qaybtiisa Af Hindiga oo keenay 29.95 Crore axadiisa kowaad sidoo kalena War wuxuu 10 Crore dheeraaday filimkii Bharat ee Ciidul Fitrigii la daawaday Axadiisa kowaad lacagaha uu keenay.

Fadlan hoos kaga bogo 15-ka filim ee sanadkan 2019 lacagaha ugu badan soo xareeyeen Axadooda kowaad soona daabacday shabakada BOI waxaana hogaanka u haayo filimka War:

1. War (hindi) – 36 Crore (qiyaas)

2 Saaho (Hindi) – 29.95 Crore

3 Kabir Singh – 27.26 Crore

4. Mission Mangal – 26.87 Crore

5 Bharat – 25.54 Crore

6.Total Dhamaal – 25.21 Crore

7 Kesari – 20.92 Crore

8 Super 30 – 20.65 Crore

9 Gully Boy – 20.58 Crore

10. Uri The Surgical Strike – 15.26 Crore

11. Manikarnika: Queen Of Jhansi – 14.66 Crore

12. De De Pyaar De – 13.97 Crore

13 Luka Chuppi – 13.88 Crore

14. Student Of The Year 2 – 12.15 Crore

15. Batla House – 11.76 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here