Tukaha iyo quraanshada halka arin ay insaanka ka shabahaan iyo macluumaad xiiso leh.

0
711

MACLUUMAAD KAA YAABIN DOONO. Akhriso sii Share gareey.

1-Dalka mareykanka 30kii ilbiriqsiba waxaa la diiwaan galiyaaa gaari la xaday.

2-Tukaha Quraanjada iyo Insaankaba waxay ka simanyihiin markey dagaal galayaan wey is abaabulaan sidoo kalana ciidamo ayay ku dagaalamaan.

3-Daraasaadka waxay sheegeen in luuqad cusub oo uu qofka barto ay ka caawineyso inuusan dhaqso waxba iloowin sidaas darteed bey dadka luuqada badan ku hadla uga xusuus badanyihiin dadka halka luuqad ku hadla.

4-Boqoradii Kilyobatar markey Roma booqaneyso waxay amri jirtay in shiraaca doomaha catar laga biixiyo si carafteeda uga sii hormarto Caasimada Roma.

5-Dadka indhaha buluuga leh ayaa kaga fiican dadka kale aragtida habeenkii.

6-Qosol wuxuu yareeyaa hormoonaatka qal-qalka keena sidoo kalana daraasada waxay sheegtay in qaab kaftan ah oo qofka wax loo baro ay ka fiicantahay qaabka caadiga ah.

7-Inaad runlow hadalka cadeeyo ahaato kuma siineyso saaxiibo badan lkn waxay ku siineysaa saaxiibada kan ugu fiican.

8-Shimbaraha qaar waxay cunaan quraanjada Markey dhintaana quraanjada ayaa iyaga cunta. Tani waxay cadeyn u tahay wax kasta oo dhacaaya iney duruuf tahay qofna uusan qofka kale ka sareynin.

9-Haduu caqligaaga heer sare yahay ogoow inaad ka ilow dhawdahay dadka kaa caqli hooseeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here