Twinkle Khanna oo heshay amaantii ugula yaabka badnayd taaso ku aadaan xudunteeda ka dib markii 20 sano jirsaday filimkeeda Badshah

0
1824

Twinkle Khan waa atariisho fanka Bollywoodka kusoo gashay car-car aan caadi ahayn iyadoo mudo gaaban ay fanka ku jirtay ay lasoo shaqeesay aktarada ugu awoodda Bollywoodka

waxaana ka mid ah Shah Rukh Khan , Salman Khan , Amir Khan , Govinda , Ajay Devgan , Saif Ali Khan , Bobby Doel , Sunny Doel , Akshay Kumar iyo kuwa kale oo badan

waxaana  atariishadan ayaa maalintii shalay ah waxa ay u dabaal-dagaysaa sanadkii guurada filimka Badshah kaaso 20 sano jirsaday maadaama la daawaday sanadkii 1999 haddaba dabaal-daga atariishadan waxa ay ku heshay bandhigeeda filimkaas hadalo amaan kuwaaso aan welilagu amaanin atariisho kale

haddaba mid ka mid ah filim falan-qeeyaasha Bollywoodka ayaa ka hadlay bandhiga aktarada filimka Badshah iyo sida uu ahaa isagoo yiri ” bandhiga Shah Rukh Khan ee filimka Badshah waa mid aad u wanaagsan oo dadka soo jiidanayso halka bandhiga Twinkle iyo xudunteeda waxa ay si weyn ugu soo muuqanaayaan filimkan “

Twinkle ayaa arrintan kuso daabacday baraheeda bulshada iyadoo sheegtay inay qosolka isku celin kari waysay maadaana aysan weligayd ku fakrin inay arki doonto shaqsi iska indho tiray bandhigeeda jilaanimo kaaso kaliya soo qaatay inuu ka faaloodo xudunteeda i

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here