Home » Box Office » TZH filimka 3-aad lacagaha nadiifka ugu badan soo xareeyo iyo filimka 4-aad lacagaha ugu badan canshuurta ka hor soo xareeyo

TZH filimka 3-aad lacagaha nadiifka ugu badan soo xareeyo iyo filimka 4-aad lacagaha ugu badan canshuurta ka hor soo xareeyo

Shabakada Boxoffice India ayaa soo daabacday maqaal cusub ay kaga hadleyso filimka weyn Tiger Zinda Hai ee ganacsigiisa soo idlaan rabo kaalin ahaan halka uu ka galay aflaanta lacagaha ugu badan soo xareeyeen canshuurta ka hor iyo canshuurta kadib.

TZH waa filimka 3-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo canshuurta kadib ama lacagta nadiifka ah waxaana ka badan Bahubali – The Conclusion iyo Dangal.

TZH waa filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo canshuurta ka hor (Gross Money) waxaana ka badan Bahubali – The Conclusion, Dangal iyo PK.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen canshuurta kadib ama lacagaha nadiifka ah (Net Money):

1, Bahubali: The Conclusion – 510.36 Crore

 

 

2. Dangal – 374.53 Crore

 

 

3, Tiger Zinda Hai – 339 Crore (weli wuu socdaa)

 

 

4. PK – 337.72 Crore

 

 

5. Bajrangi Bhaijaan – 315.49 Crore

 

 

6. Sultan – 300.67 Crore

 

 

7. Dhoom 3 – 260.63 Crore

 

 

8. Padmaavat – 248 Crore (weli wuu codaa)

 

 

9. Kick – 211.63 Crore

 

 

10. Chennai Express – 207.69 Crore

Dhinaca kale hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen canshuurta ka hor (Gross Money) sida BOI soo daabacday:

1. Bahubali: The Conclusion – 708.99 Crore

 

 

2. Dangal – 495.25 Crore

 

 

3. PK – 448.74 Crore

 

 

4. Tiger Zinda Hai – 428.50 Crore (weli wuu socdaa)

 

 

5. Bajrangi Bhaijaan – 422.13 Crore

 

 

6. Sultan – 414.14 Crore

 

 

7. Dhoom 3 – 348.73 Crore

 

 

8. Padmaavat – 316 Crore(weli wuu socdaa)

 

 

9. Kick – 283.52 Crore

 

 

10. Chennai Express – 278.13 Crore

2 Responses to TZH filimka 3-aad lacagaha nadiifka ugu badan soo xareeyo iyo filimka 4-aad lacagaha ugu badan canshuurta ka hor soo xareeyo

  1. qaasim

    February 15, 2018 at 2:23 pm

    filimside

  2. qaasim

    February 15, 2018 at 3:15 pm

    filimside TZH malin walba maclumadkisa wad so gudbisane maxad uso gudbin wayden secret super star gudaha China ganacsigu kasamaynayo mida kale isku dar dal & dibad sss maso gudbin wali ma Arag idinko si ficn uga falanayo mida kale salman khan recordka u kaga hormaray aamir khan wad so gudbisen lkn waxad kagabisen salman khan recordka u gari layahay ila wali kaligisna ma ahan atoreyasha Bollywood ka oo dhan oo ah aamir khan sadaxdisa film ee u dambeyay dal & dibad inay so xareyen 100m$ in kabadan walina lama hayo recordkas cid gaada oo Bollywood ka katirsan marka sxbayalow maclumadka si isku mida USO gudbiya hal actor xooga hasarine salman khan. wuxu sadax sano ladhibtonayay recordki pk ee gudaha hindiya lkn isku dar dal & dibad wali film gaara pk waa awodi layahay