U Gaar Ah Labis Wanaaga Tv-yada: Hina Khan, Asha Negi, Sargun Mehta, Surbhi Jyoti Iyo Kuwa Kale (+Sawiro)

Hadii todobaad walba lasoo bandhigo atirishooyinka ugu labiska wanaagsan dhanka Bollywoodka markaana waxaan soo helnay todobaadkii hore iyo atrishooyinka Tv-yada ugu labiska wanaagsanaa.

Tv-yada atirishooyinka ka shaqeyaan caan u ma ahan sida kuwa Bollywoodka iyo koonfur ka shaqeyaan sababto ah Tv-yada waxaa uun laga daawada guryaha qaasatan qoysaska halka kuwan kale tiyaatarada waaweyn laga daawadi.

Sidaa awged waxay kala noqonayaan atirisho shaashad weyn laga daawaday iyo mid shaashada yar laga daawaday, hadaba waxaan idiin heynaa atirishooyinka Tv-yada ka xamaashtan kuwooda ugu labiska wanaagsan todobaadki hore balse waxaa macquul ah dooq ahaan adiga in aad midna dhaliisho labiskeda midna amaanto.

Si aad ukala ogaato halkaan hoose ka daawo kadiban nala wadaag mida labiskeda ad ka heshay ama soo jidashada leh……

Surbhi Jyoti :

Hina Khan:

Asha Negi:

Sargun Mehta:

Sanjeeda Shaikh:

Gauahar Khan:

Shakti Mohan:

Krystle D’souza: