Home » Nolosha Jilaayaasha » U Gaar Ah Maalinta Jaceylka Aduunka: Sawiro Laga Soo Bandhigay Lamaanayasha Bollywoodka Kuwoda Aan Wali Iscalfan Iyo Kuwa Kaleb

U Gaar Ah Maalinta Jaceylka Aduunka: Sawiro Laga Soo Bandhigay Lamaanayasha Bollywoodka Kuwoda Aan Wali Iscalfan Iyo Kuwa Kaleb

Dabaal daga Bollywoodka maanta ma ahan mid yar waxaana internetka iyo goob walba looga dabaal dagaya maalinta jaceylka aduunka oo ay maanta ku begneyd 14 Febraayo.

Hadaba saxaafada ayaa warbixino kala duwan ka daabacayaan xidigaha Bollywoodka ka shaqeyaan iyo qoyskoodaba.

Waxaan idiin la wadaagnay sawiro u gaar ah lamaanayasha Bollywoodka kuwooda is calfadeen oo is guursadeen sido kalena jaceyl isku guursadeen noloshana wadaagen.

Sido kale haatana waxaan idiin la wadaagena qaar kamid ah kuwa is calfadeen iyo kuwa hadeer xirir jaceyl ka dhaxeyo misane mustaqbalka dhow la rajeynaayo inee is guursadaan.

Liiskan xidigo badan oo caan ah ayaa kujiri doonan, halkaan hoose ka daawo sawirada u gaarka ah lamaanayasha bollywoodka.

DishaTiger1

Mira-Shahid2

Kriti-Sushant2

Bipasha-Karan3

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *