Aktarka caanka ah ee Uday Chopra  ayaa beeniyay wararka sheegaya in xiriirkooda uu bur buray isaga iyo saaxibadiisa Nargis Fakhri.

Kani waa Aktarka ay Soomaalida u garanayaa Ali.

Mudo dheer in gabadhan uu xiriir jaceyl uu kala dhaxeeyo ayaa jirtay,inkastoo uusan qirin xiriirkooda inuu yahay jaceyl hadana waxaa uu meesha ka saaray dagaalka la sheegayo.

nargis-uday-759

Waxaa uu sheegay Uday Chopra   In isaga iyo Iyada ay wali yihiin saaxibo isku fiican yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here