Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Atirishada Anushka Sharma Kohli ayaa ugu dambeyn soo caga dhigatay Mumbai Airport kadib marke mudo ku maqned bisha malabka ayadoo South Africa waqti kula soo qaadaneysay seygeeda Virat Kohli.

Anushka ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay Airport-ga kasoo daganeysay waji soo jidasho leh in badan ayena la timid xidigtaan.

Anushka waxay sanadkaan la imaan doonta filmkeda ugu hadal heynta badan ee Zero kaaso ay la hogaamineyso Shah Rukh Khan iyo Katrina Kaif.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Anushka Maanta Laga Soo Qabtay:

anushka sharma (1)

anushka sharma (3)

anushka sharma (4)

anushka sharma (5)

anushka sharma (9)

anushka sharma (12)